Madaxweynaha Real Madrid Oo Ku Tilmaamay Iibintii Cristiano Ronaldo In Ay Tahay Wixii Ugu Wacnaa Ee Ay Sameeyeen

by admin | Saturday, Sep 22, 2018 | 1175 views

Hase ahaatee, Juventus ayuu xagaagan ugu wareegay aduun dhan £100m.

“IIbkii ugu qaalisanaa xagaagan waxa uu ahaa Cristiano,” waxaa sidaas yiri Perez.

Advertisement

“Marka aan dhammaan aaminno wixii ugu wacnaa in ay tahay taas dhacday, waxaan gaadhnay is afgarad. Real ma jirto cid siisay wax ka badan €100m.

“Waxa  uu doonayey in uu tago waaxaana haysannay dalabyo badan.”

Ronaldo waxa uu Juventus ilaa iyo hadda u dhaliyey laba gool halka Arbacaddii gaarka cas looga saaray kulankii Champions League ee ay Valencia la dheeleen.

Like it? Share it!

Leave A Response