Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Warbixinno cusub oo laga soo saaray heerka shaqo la’aanta Mareykanka ayaa lagu muujiyay in Dowladdu ay qaaday tallaabooyinka ay u aragtay in lagu dhimi karo caqabaddaas xooggeysatay 25 sano kaddib. Dowladda ayaa sheegtay in ay shaqo siisay dad gaaraya 517,000 (Shan boqol, toban & todobo kun) balse heerkaan aanay buuxin Karin baahida jirta oo dad intaas ka badan ayaa...

Weeraryahanka reer France iyo kooxda Lyon ee Moussa Dembele ayaa la sheegay inuu si degdeg ah u aqbalayo dalab uga yimaadda Manchester United xagaagan, xilli uu sidoo kale raadinayo tababare Frank Lampard oo bishii January isku dayay inuu lasoo saxeexdo. Moussa Dembele oo 27 kulan oo horyaalka Ligue 1 ah oo uu u saftay Lyon u dhaliyey 16 gool, ayaa waxa la sheegay inuu...

Kulankii ay shalay yeesheen kooxaha Premier League ayay ku heshiiyeen in kulamada ka hadhay horyaalka la dhamaystiro iyadoo lagu ciyaarayo garoomo dhex-dhexaad ah marka ay dawladdu bixiso ogolaansho ay ciyaaruhu dib ugu bilaabmayaan. Kulanka oo socday in ka badan saddex saacadood oo ay ka qayb-galeen 20-ka kooxood ee saamilayda horyaalka ah, ayaa waxa la sheegay inay ku...

Mauricio Pochettino oo ay wararku sheegayaan inuu hoggaamin doono mashruuca lacagta badan ee Newcastle United oo Saudi Arabia ay ku maalgelinayso lacago badan, haddana ay socdaan wada-hadallo marba waji yeelanaya oo horraantii usbuucan la sheegay inuu gabogabo ku dhow yahay. Tababaraha reer Argentine oo shan sannadood oo uu maamulayay Spurs laga caydhiyey bishii November...

Maamulka horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League ayaa lagu eedeeyey in aanay wax dan ah ka lahayn nolosha ciyaaryahannada oo ay ka door bidayaan danahooda dhaqaale, isla markaana ay ku cadaadinayaan inay yimaaddaan garoomada waqti uu xanuunka Coronavirus dad badan ku dilayo gudaha dalkaas. Difaacii hore ee Manchester United ee Gary Nevilla ayaa sheegay in ciyaaruhu...

Sida uu sheegayo wargeyska Sport Kooxaha Manchester City iyo Barcelona ayaa lasoo warrinayaa inay ku dhaw yihiin inay heshiis xiddigo is dhaafsi isku weydaarsadaan labada daafac midig ee kooxahooda ee Joao Cancelo iyo Nelson Semedo iyadoo damacu ka imanayo dhinaca City. Manchester City oo xiisaynaysa saxeexa Semedo ayaa diyaar u ah inay heshiiska ku daraan Semedo isla...

Kooxda Kubadda Cagta Juventus ayaa ku dhowaaqday in daafac dambeedka dhexe ee kooxdaas iyo xulka qaranka Talyaaniga Daniele Rugani laga helay cudurka CoronaVirus. Kooxda Seria A-da ayaa sheegtay “inay ku dhaqaaqeyso dhammaan xeerarka go’doominta ee sharcigu dhigayo” oo lagu sameynayo dhammaan dadkii uu xiriirka la sameeyey Rugani. Juventus ayaa sheegtay in Rugani...

Kulanka dhexmari lahaa kooxaha Manchester City iyo Arsenal ayaa noqday kii ugu horreeyay ee laga baajiyo Horyaalka Ingiriiska caabuqa Corona awgii. Go’aankan ayaa la gaaray kadib markii ay cadaatay in qaar kamid ah ciyaartooyda Arsenal ay laba todobaad ka hor la kulmeen milkiilaha kooxda Olympiakos ee dalka Giriigga ka dhisan, Evangelos Marinakis, ninkaasi oo dhawaan...

Waqtigii Alexis Sanchez ee Manchester United wuxuu u muuqdaa inuu soo gabagabay ka dib markii ciyaaryahanka reer Chile ogolaaday heshiis shaqsiyeed oo uu ugu wareegayo kooxda Inter Milan. 30 jirkan ayaa u dhaqaaqay Old Trafford sanadkii 2018 markii uu qeyb ka noqday heshiis isdhaafsi ah oo uu Henrikh Mkhitaryan ugu wareegay dhanka Arsenal. United ayaa gacanta ku dhigtay...

Zinedine Zidane ayaa sameeyay balan qaad cajiib ah isaga oo sheegay in Gareth Bale uu sii joogi doono Real Madrid xilli ciyaareedkan. Zidane ayaa horey u ceyriyay garabka Wales, kaasoo Real ka dhigtay ciyaaryahanka adduunka ugu qaalisan sanadkii 2013. “Waa uu joogi doonaa kooxda. Waa inaan diirada saarno xilli ciyaareedkan, wax kale ma jiraan,” Dhaawaca Eden Hazard...