Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Virgil van Dijk ayaa u rajeeyay saxiixa cusub ee Man United Harry Maguire nasiib wacan ka dib markii daafaca England uu noqday daafaca ugu qaalisan taariikhda. Advertisements Maguire ayaa heshiis 85 milyan ginni ah ugu wareegay shalay kooxda Manchester United waxaana uu jabiyay heshiiskiisa ay Liverpool ku soo iibsatay Van Dijk bishii Janaayo ee sannadkii hore oo...

Saxiixa cusub ee Barcelona Junior Firpo ayaa titiray dhow qoraalo uu Twitter hadda ka hor uu soo dhigay oo uu ku aflagaadeynayo saaxiibkiisa cusub Lionel Messi oo ay ku jirto mid uu u rajeynayo geeri. Daafaca bidix oo heshiis 16.5 milyan ginni uga soo wareegay Real Betis ayaa tirtiray qoraaladaan oo uu xiddiga Argentina ku tilmaamayi “Midkii ay dhilada dhashay” iyo...

Heshiiskii uu Wayne Rooney ugu biiray kooxda heerka labaad ee Derby County ayaa la xaqiijiyay laakiin kuma soo biiri doono ilaa iyo bisha Janaayo. Advertisements Halyeeyga Manchester United Rooney ayaa saaka oo Talaado ah soo gaaray Ingariiska si uu u dhameystiro heshiiska uu ugu biirayo kooxda Derby oo uu ka noqonayo ciyaaryahan iyo caawiye tababare. Rooney ayaa...

Wargayska Marca ee magaalada Madrid ka soo baxa ayaa weerar ku qaaday kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi kaas oo ay ku tilmaameen in uu markale muuq ku beelay kulankii Anfield ee Liverpool. Lionel Messi oo Liverpool burburiyay kulankii lugtii hore ee Camp Nou ayaa Anfield ka soo muuqday isaga oo aan ahayn ciyaartoygii uu ahaa wuxuuna si xun ugu dhibtooday ciyaartii...

Kooxda Liverpool ayaa si rasmi ah faah faahin uga bixisay saamiga tikidhada ay xidhiidhka kubbada cagta Yurub ee UEFA uga heshay finalka Champions league ee garoonka Estadio Wanda Metropolitano. Liverpool ayaa caawa ogaan doonta kooxda ay finalka UEFA Champions League kula ciyaari doonto garoonka kooxda Atletico Madrid ee Estadio Wanda Metropolitano laakiin haddaba waxay...

Juventus ayaa guul ay ku raaxaysatay ka gaadhay Manchester United oo ku ciyaaraysa garoonkeeda Old Trafford, kulan ay si walba awoodda u lahayd kooxda Old Lady oo xiddigaheeda Cristiano Ronaldo iyo Paulo Dybala oo kaashanaya Matuidi iyo Pjanic ay dhibaato la’aan ku dhamaysteen. Gool uu daqiiqaddii 20-aad shabaqa Manchester United dhex dhigay Dybala ayaa ka caawiyey Juventus...

Xiddiga Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa farriin u diray jamaahiirta Manchester United kaddib markii ay kooxdiisu 1-0 xalay kaga adkaatay ciyaar ka dhacday garoonka Old Trafford. Juventus ayaa si walba uga awood badnayd Manchester United, marka la eego khadka dhexe, weerarka iyo difaacaba, waxaana markii ay dhamaatay garoonka soo galay jamaahiir jibbaysan oo kusoo ordayey...

Xiddiga Kooxda Real Madrid ee Marcelo ayuu dhaawac ka soo gaaday kulankii xalay ee champions League isaga oo dhamaysan kari waayay kulankii ay kooxdiisu guusha ka gaadhay Kooxda Viktoria Plzen. Xiddiga ayaa oohin is qaban kari waayay kadib markii uu dhaawacmay kuna qasbanaaday in uu ka boxo ciyaarta daqiiqadihii ugu dambeeyay ee ciyaarta daqiiqadihii ugu dambeeyay. Hadaba...

Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa caawa ku laabanaya garoonkii uu caanka ku noqday ee Old Trafford oo kooxdiisa Juventus ay kula ciyaari doonto Manchester United. Laacibkan oo Manchested United uga wareegay Real Madrid sannadkii 2009 ayaa waxa uu xagaagii ku biiray Juventus oo lacag badan ku iibsatay, hase yeeshee magaciisa ayaa ka bilaabmaya garoonka Old...

Xiddigaha legdinta Musaaricada WWE ee John Cena iyo Daniel Bryan ayaa ku dhowaaqay in aanay ka qaybgeli doonin ciyaarta Crown Jewel oo horraanta bisha November ka dhici doonta magaalada Riyad ee dalka Boqortooyada Sucuudi Carabia. Ciyaartan lacagta badan kasoo xeroonayso ayaa daruuro mugdi ah ay hadheeyeen markii ay soo baxday in Qunsuliyadda Sucuudiga ee magaalada Istanbul...