Daawo: Dhaawacii Soo Gaadhay Marcelo & Oohintii Uu Is Qaban Kari Waayay Markii Uu Ka Baxayay Kulankii Viktoria Plzen

by admin | Wednesday, Oct 24, 2018 | 1144 views

Xiddiga Kooxda Real Madrid ee Marcelo ayuu dhaawac ka soo gaaday kulankii xalay ee champions League isaga oo dhamaysan kari waayay kulankii ay kooxdiisu guusha ka gaadhay Kooxda Viktoria Plzen.

Xiddiga ayaa oohin is qaban kari waayay kadib markii uu dhaawacmay kuna qasbanaaday in uu ka boxo ciyaarta daqiiqadihii ugu dambeeyay ee ciyaarta daqiiqadihii ugu dambeeyay.

Hadaba waxa aan muuqaalkan ku soo gubin doonaa dhaawacii soo gaadhay xiddiga reer Brazil iyo oohintii uu kaga baxay ciyaarta markii uu dhamaysan kari waayay Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

La Wadaag Asxaabtaada:
Facebook5TwitterPinterestLinkedInEmail
Wararka Kale Ee La Xiriira:
Muuqaal: Real Madrid Mise Chelsea? Daawo Muuqaal Muujinaya Eden Hazard Oo Ugu Dambayn Shakiga Ka Saaray Mustaqbalkiisa ….
Muuqaal: Guuldarooyinka Miyaa Sabab U Ah Talow – Daawo Sergio Ramos Oo Dili Gaadhay Xiddig Real Madrid Ah, Modric Ayaa Ka Sasabay ….
Daawo: Muuqaalkii Taageerayaasha Man United U Codsadeen In Dib Loogu Soo Celiyo Kooxda Wayne Rooney, Muxuu Sameeyay? ….
Muuqaal: Wuu Dhaamaa Morata – Daawo Goolkii Wareerka Ahaa Ee Uu Dhaliyay Didier Drogba Ee Sababta U Noqday In Ay Taageerayaasha Chelsea Ku Digtaan Alvaro Morata ….
Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

 

Like it? Share it!

Leave A Response