Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Ra’iisul wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu ayaa lagu haystaa inuu ka been sheegay xiriir diblomaasiyadeed aan jirin oo uu sheegay in dowladdiisa ay la leedahay Soomaaliya iyo Jabuuti. Dooddan ayaa ka dhalatay qariirad uu maamulkiisa diyaairiyey, oo  Netanyahu uu dhowaan tusiyey hogaamiyayaasha Yahuudda-Mareykanka. Qariiradda ayaa waxaa midabo kala duwan...

wasaarada warfaahinta hirshabeele oo an ku guuleysan ilaa iyo hada wax hormar ah oo aysameysay sida ay qabaan wariyasha magaalada baldweyne fillo faallo arintaas ku saabsan?   ...

Siyaasi C/raxmaan C/Shakuur ayaa ugu horeyn ka hadlay dilkii gelinkii dambe ee shalay magaalada Muqdisho loogu geystay xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorre oo kamid ahaa guddiga difaaca ee baarlamaanka. Ugu horeyn wuxuu tacsi u diray xildhibaanada labada gole ee baarlamaanka iyo ehelada xildhibaanka, isaga oo sheegay in Xildhibaan Boqore uu kamid ahaa odayaasha...

Wararka naga soo gaaraya Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in dadweyner farabadan ay banaanbax cabasho ah ka dhigeen Xaafado ka tirsan Magalada Baladweyne. Dadkaas oo u badan Haween iyo Caruur ayaa isugu soo baxay intooda badan Xaafadaha Kooshin iyo Xaawo Taako ee Magalada Baladweyne,iyaga oo ka cabanaya in deeq raashin ah oo la keenay...

Dhaxal-sugaha Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan ayaa difaacay gumaysiga dowladda Shiinaha ay ku hayso muslimiinta dalkaas. Bin Salmaan ayaa xerooyinka xabsiyada ah ee lagu hayo muslimiinta Shiinaha ugu yeeray “Mid Beijing ay xaq u leedahay inay sameyso” “China waxa ay xaq uleedahay inay sameyso howl-gal  ka hortag argagixiso iyo ka saaris xagjirinimo...

Ciidamadii ugu horeeyay oo ka socda dalka Burundi ayaa isaga baxay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka, kuwaasi oo qeyb ka ah ciidamada la filayo inay dhawaan ka baxaan dalka. Ciidamada oo gaaraya ku dhawaad 200 oo askari ayaa la sheegay inay isaga baxeen magaalada Muqdisho gelinkii dambe ee shalay, waxaana ay ka dageen garoonka diyaaradaha ee Bujumbura. Ku dhawaad...

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo maanta dib ugu laabtay Magaalada Gaalkacyo ayaa weerar Afka ah ku qaaday dowladda dhexe ee Soomaaliya oo uu sheegay in aysan wali hirgalin Heshiisyadii lagu gaaray Garowe. Waxaa uu maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya oo uu sheegay in uu halkaasi kulamo kala duwan uu kula yeeshay...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoyska, eheladii iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Eebbe ha u naxariistee Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorre oo maanta lagu dilay magaalada Muqdisho. “Eebbe ha u naxariisto Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorre oo gacan ka xaq darani ku dishay magaalada...

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya degaanka Ilbaq oo hoos yimaada degmada Balcad   kolonyo ka tirsan ciidanka AMISOM ayaa  Qarax lagula eegtay degaankaasi xilli ay kusii jeedeen Magaalada Jowhar. Qaraxan oo nuuciisa uu ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa waxa uu qabsaday mid ka mid ah gaadiidka ciidanka AMISOM, sida ay ku warameen goobjoogayaal. Ilaa hadda...

Siyaasi C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame oo kamid ah siyaasiyiinta dhaliilsan siyaasadda dowladda ayaa si kulul uga hadlay khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya dowladaha Kenya iyo Soomaaliya. Siyaasi C/raxmaan Cabdi Shakuur ayaa sheegay in xiisaadda cusub loo baahan yahay in loo maro hab raac wanaagsan oo siyaasadeed, islamarkaana ay wanaagsan tahay inaan loo marin hadalo...