Garoonka Kubada Cagta Laqanyo oo ku yaala Duleedka Magaalada Baladweyne waxaa Goordhow ka dhacay Qarax Miino nuuca dhulka lagu aaso ah.
Qasaaro kala duwan ayaa ka dhashay Qarax Miino ee ka dhacay Garoonka sidauu usheegay warbaahinta mid kamid ah dhalinyaradii garoonka ku sugnaa.
Garoonka waxaa ka socday tartan kubada cagta ah oo ay ka qeeyb galayeen 8 koox oo ka dhisan Xaafaha Magaalada Baladweyne