Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Hoggaanka Amniga ee dowlad degaanka Soomaalida Dayib Axmed Nuur oo la hadlayay Warbaahinta ayaa ka hadlay weerar ay dablay hubaysani kusoo qaadeen gudaha degaanka Soomaalida, dablaydaas oo la sheegay inay kasoo tallaabeen dhinaca Soomaaliya. ⓘ Hoggaanku waxaa uu ugu horreyn xusay in ka xukuumad ahaan ay ka xun yihiin weerarkaas, ” Waan ka xunahay in Ciidan...

Wasiirka Arrimaha Dibedda Israel Eli Cohen ayaa qorsheynaya inuu xiriir la yeesho Soomaaliya, balse waxa uu wajahayaa diidmo ka imaneysa Golaha Amniga Qaranka, waxaa sidaas qoray warbaahinta Israel.  Sida uu qoray wargeyska Times of Israel, madaxa Golaha Amniga Qaranka, Tzachi Hanegbi ayaa kasoo horjeeda xiriir lala yeesho Soomaaliya, isaga oo tilmaamay in Israel aysan...

Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ku eedeeyay in uu ku kacay falal amniga wax lagu yeelayo iyo in uu taageeray ciidamada Somaliland kaga soo horjeeda Laascaanood. ⓘ Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni (Cabdinaasir Buuni), ayaa Waddani ku eedeeyay in uu barbar istaagay ciidamada Somaliland kula...

Taageerayaasha ayaa u dabaal dega mitir walba oo lasoo afmeero. Mo Farah ayaa dhoollaha muujiyey isaga oo labadiisa garbood kolba mid eegaya. Kadibna cagaha ayuu wax ka dayey ilaa dhamaadka iyo astaantiisa dabaaldegga. Waa rikoorkii ugu horeeyay ee Maxamed Faarax lixdii tartan ee Great North Run, oo uu kaga adkaaday orodyahanka u dhashay dalka Itoobiya Mike Kigen oo uu...

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Somaliland, ayaa sheegtay in xaalad walaac leh ay ka jirto magaalada Laascaanood ee gobolka Sool oo dhawaan dagaal looga soo saaray ciidamada Maamulkaas. Sidoo kale, qoraal ay soo saartay Wasaarada ayay ku sheegtay in ku dhawaad ​​600 oo falaago ah oo uu hoggaaminayo Fu’aad Maxamed Qalaf (Shangole) oo ah sarkaal caan ka ah Al-Shabaab...

Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle oo la hadlay dadka deegaanka ee ‘Maxaa Siciid’ ayaa kula dardaarmay in ay xoojiyaan dagaalka ka dhanka ah ‘AS’. Waxa uu tilmaamay muddo 8 bil ah dadka deegaankaas ay gacanta ku hayaan deegaankooda loona baahan yahay in ay garab & gaashaan u noqdaan dadka ku sugan deegaannada...

Dalka Morooko waxaa maalintii saddexaad ka socda gurmad loo sameynayo Dadka uu saameynta taban ku reebay dhul-gariirka cabirkiisu gaarayo 6.8 Magnitude ee Jimcihii ku dhuftay Dhulka buuraha ku wareegsan yihiin. Dadka dhintay tiradoodu waa mid isbaddeleysa saacad weliba waxaana weli dhismaha dumay laga hoos baarayaa dad la waayay si loo helo nolol ama geeri middii lagu...

Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil argagax leh oo xalay magaalada Gaalkacyo loogu gaystay dhaqtar caan ka ahaa waqooyiga magaaladaas oo xarun ah gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya. Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Dr Sakariye Cabdi Jaamac, wxuuna ahaa dhaqtar dhallinyaro oo caan ka ahaa bulshada dhexdeeda. Wararka ayaa sheegaya in aano qabiil darteed...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar qaraxyo ku bilaawday oo kooxda Al-shabaab aroornimadii hore ee saakay ay ku qaaday saldhiga ciidanka dowladda ay ku leeyihiin degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose. ⓘ Weerarka ayaa la sheegay in kooxdu ay ku bilaawday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, kadibna uu xigay dagaal toos ah oo halkaas ku dhexmaray...

Wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada xoogga dalka oo garab ka helaya dadka deegaanka ay ku guulaysteen inay iska caabiyaan weerar Shabaab kusoo qaadeen degmada Bardaale ee gobolka Baay. ⓘ War kooban oo kasoo baxay wasaaradda gaashaandhigga ayaa lagu sheegay in iska caabinta lagu dilay hogaamiyihii kooxda iyo maleeshiyaad kale oo katirsanaa...