Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Wararka aan ka heleyno Garoonka diyaaradaha magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in saaka Garoonkaasi ay xirteen rag hubeysan oo maleeshiyaad ah. Ragga hubaysan ayaa ka gadooday saami Qaadka ama Jaadka ka degga Garoonka laga siinjiray oo ay sheegeen in laga musuq-maasuqa, taasi oo keentay inay xirtaan Garoonka...

Guddoomiyaha golaha Wakiillada maamulka Puntland  Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenkiisa labaad Ismail Maxamed Warsame ayaa maanta shir-Guddoomiyey fadhiga 21-aad, Kalfadhiga 52-aad ee Golaha Wakiillada Puntland. Sidoo kale, ajandaha kulanka maanta ayaa ahaa ansixinta Xubnaha magacaaban ee guddiga Doorashooyinka Puntland (PEC) sida uu qabo...

Taliska ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa waxay iska fogeeyeen duqayn geysatay khasaare dhimasho iyo dhaawaca oo kasoo gaartay dad rayid ah. Duqeyntan oo ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ayaa lagu dilay shan qof oo rayid ah iyo saddex ka tirsan horjoogayaasha kooxda Al-Shabaab, sida ay sheegeen hoggaamiyayaal katirsan dadka deegaanka. ⓘ Duqayntan...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo xalay ka dhacay degmada Bardaale ee gobolka Baay, kadib markii xubno ka tirsan Ururka Al-shabaab ay weerar ku qaadeen gudaha degmadaas. Dagaalka dhexmaray labada dhinac ayaa la sheegay inuu ahaa mid aad u xoogan oo labada dhinac ay isku adeegsadeen hubka noocyadiisa kala duwan, kaasoo socday mudo ku dhaw laba saacadood...

Waxaa maanta xaafada Kooshin ee magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka dhacay dil dad badan ka argagaxeen, kaddib markii nin hubeysan uu halkaasi dil iyo dhaawac ugu geestay labo wiil uu abti u ahaa. Sidoo kale, Ninkan hubeysan ayaa la sheegay in uu tagay guri ay degnaayeen wiilasha uu abtiga u ahaa oo kutaalla xero barakac, waxa uuna halkaasi ku dilay mid...

Xaanshi ay soosaartay Maxkamadda Gobolka Galgaduud ee Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa lagu muujiyay amar ku saabsan in lasoo xiro 4tii xubnood ee shalay lagu doortay Magaalada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolkaas. Warqaddaan waxaa hay’adaha awoodda u leh soo qabashada afartaas ruux lagu faray in ay soo qabtaan isla markaana horgeeyaan Maxkamadda Gobolka Galgaduud ee Dowlad-Goboleedka...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo ku sugan Dalka Qadar ayaa Magaalada Dooxa kula kulmay Saraakiil katirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo dalkaas tababar ku qaadanaya. Xamsa Cabdi Barre ayaa saraakiishaan waxa uu la wadaagay howlgallada ka dhanka ah ‘AS’ ee socda, ahmiyadda ay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya siisay...

Boqorka Zulu Amiir Mangosuthu Buthelezi oo 27dii Agoosto u dabbaal-degay dhalashiisa 95aad ayaa la xaqiijiyay in uu geeriyooday, hadalkaan waxaa warbaahinta Qaranka Koofur Afrika ka sheegay Madaxweynaha Dalkaas Cyril Ramaphosa oo gutay waajibka tacsida. Madaxweyne Ramaphosa ayaa tilmaamay in Amiir Buthelezi uu ahaa udub-dhexaadka boqortooyada Zulu oo miisaan culus ku leh...

Waxaa meel xun gaaray khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qaar Qoor) iyo kuxigeenkiisa Cali Daahir Ciid , khilaafka labada masuul ayaana si cad usoo bannaan baxay isbuucii hore. Khilaafka labada masuul oo qarsoonaa ayaa soo bannaan baxay kaddib markii madaxweyne kuxigeenka Galmudug Cali Ciid uu shaqada ka joojiyay...

Dhul-gariir xooggan ayaa ku dhuftay Dalka Morooko ee dhaca Waqooyiga Qaaradda Afrika waxaana ka dhashay dhimashada ugu yaraan 300 oo ruux halka ay dhaawacmeen in ka badan 1,000 kale sida ay xaqiijiyeen saraakiisha caafimaadka & waaxda gargaarka degdega ah. Dhimashada ayaa inta la shaaciyay ka badan karta maadaama dad badan weli ay ku hoos jiraan dhismaha dumay uuna...