Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Xildhibaan katirsan baarlamaanka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa habeenkii labaad ku xiran saldhigga magaalada Mandheera ee gobolka waqooyi bari ee dalka Kenya, waxaana xogo cusub kasoo baxayaan sababta ka dambeysa xariga xildhibaanka. Warbaahinta dalka Kenya ayaa baahisay in xildhibaan Yuusuf Maxamed Gurxan laga soo xiray boosteejada basaska, waxaana xildhibaanka lagu...

Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Wadahadallada DFS iyo SOMALILAND Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa maanta kullan miro dhal ah la qaatay Mr. Shane L.Dixon oo ah ku-simaha safiirka dowladda Mareykanka ee Soomaaliya, waxaana ay ka wada hadleyn guud ahaan xaaladda Soomaaliya, gaar ahaanna xaaladda Somaliland iyo Wadahadallada DF iyo SOMALILAND. Ku-simaha...

Shacabka iyo ururada mucaaradka ah ayaa ku eedeyay ciidamada dowladda Itoobiya ee gobolka ugu weyn dalkaas ee Oromia, dilka dad rayad ah xilli meleeshiyaad deegaanka ah ay ciidamadu kula dagaallamayaan gobolka Amxaarada. Sida laga soo xigtay xubno ka tirsan qoysaska dhibanayaasha ee gobolka Oromada ee galbeedka Shoa oo la hadlay BBC-da ayaa sheegay in afar qof oo isku...

Urur Goboleedka ECOWAS oo xal u raadinaya xiisadda ka dhalatay afgambigii ka dhacay Dalka Niger ayaa Khamiista iyo Jimcaha oo ah 17ka & 18ka August 2023 fadhi gaar ah ku yeelan doonna dalka Ghana. ECOWAS ayaa isku khilaafsan tallaabta ku habboon ee Militariga Afgambiga ku qabsaday Niger, taasi waxa ay keentay in madaxda ururkaas ay ku qasbanaadaan fadhi gaar ah si...

Qaar ka mid ah dadka gaadiidleyda ah ee isaga kala goosha magaalooyinka Gaalkacyo iyo Garowe ayaa sheegay in saameyn dhanka gancsigooda ah ay kala kulmeen xirnaashiyaha waddada xiriirisa magaalooyinkaas oo ay dhowr jeer xireen ciidamo gadoodsan oo ka tirsan kuwa Puntland isla markaana ka cabanayaymushaar la’aan.  Milkiilayaasha iyo wadayaasha gawaarida xamuulka ah...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa u magacaabay La-taliyaha Sare, ahna Xiriiriyaha Guud ee Horumarinta Karaanka Bulshada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Dr Hodan Cismaan Cabdi. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sameeyay magacaabistan kadibn markuu arkay kartida, aqoonta iyo waaya-aragnimada Marwo Hodan, isla markaana uu Tixgaliyay...

Baarlamaanka Dalka Kenya ayaa loo gudbiyay codsi lagu lifaaqay caqabadaha uu Bulshadu u leeyahay isticmaalka TikTok si guud ahaan dalkaas looga mamnuuco sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin katirsan Dowladda & Baarlamaankaas. Xafiiska Afhayeenka Baarlamaanka Kenya waxaa codsigaan u diray Maamule sare oo Kenyaan ah oo lagu magacaabo Bob Ndolo oo ah maamulaha Shirkaddda...

Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cali Doodishe oo faah-faahin ka bixiyay isbaddelka Amni iyo qorshaha cusub ee Wasaaraddaas ku howlan tahay ayaa sheegay in isbaddel weyn oo dhanka nabadgalyada ah uu jiro. Wasiir Maxamed Doodishe Waxa uu tilmaamay in Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka ay diiradda saartay shaqada ugu horreysa ee Xukuumadda...

Waxaa maanta maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya lasoo taagay askari katirsanaa ciidanka dowladad Soomaaliya, kaa oo lagu eedeeyay in magaalada Muqdisho ku dilay nin ajnabi ah oo u dhashay dalka Kenya. Dilkan ayaa ka dhacay goob dhismo ka socday oo kutaalla agagaarka garoonka Aadan Cadde 20-kii July ee sannadkan, waxaana goobtaasi lagu dilay nin injineer u...

Warsaxaafadeed ka soo baxay dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Howlgal qorsheysan oo ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya saaxiibada hawlgalka Mareekanka ee Africom lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab. Howlgalka oo xilli hore oo saakay ah ka dhacay goob 35km Koofur bari uga beegan Magaalada Galcad ee Gobolka Galgaduud, ayaa lagu dilay 5 xubnood oo ka...