Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Wasiirka Wasaarada dhalinyaradda Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa ka jawaabtay Muuqaal hadal aheyn badan dhaliyay oo qabsaday baraha bulshadda maalmihii lasoo dhaafay. Muuqaalka ayaa muujinaayay Wasiir Khadiijo oo kasoo laabatay dalka Turkiga, islamarkaana ka biyo diiday in lagu sameeyo baaritaano la xariira Cudurka Coronovirus oo ay qaabilsan...

Golaha Wasiirrada xukuumadda fedraalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen Hindise Sharciyeedka hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, Hindise Sharciyeedka Socdaalka, Xeerka lahaanshiyaha xuquuqda Daabacaadda, siyaasadda waxbarashada dalka iyo Hindise Sharciyeedka Ciidanka Booliiska. Kulanka golaha Wasiirrada ayaa sidoo kale lagu...

Madaxweynaha Dowladda kenya Uhuru Kenyatta ayaa waxaa uu kulan arrimo badan looga hadlay la qaatay hoggaamiyeyaaasha Siyaasada ee gobolka Waqooyi Bari oo Soomaalida ay ku badan tahay ee dalkaas. Xubnaha uu Madaxweynaha Kenya la shirey ayaa waxaa kamid ah, Guddoomiyaha Magaalada Wajeer Maxamed Cabdi,Guddoomiyaha Mandheera Cali Roab,Guddoomiyaha Garissa Cali Korane &...

Maxamed Maxamuud Ibraahim Goodir oo ah xildhibaan ka tirsanaa baarlamaankii hore ee dalka, ayaa si kulul uga jawaabay hadalka kasoo yeeray Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ku hanjabay in laga saari doono beesha Gaaljecel oo ay kasoo wada jeedaan. Arrinta ka dhaxeysa labadan mas’uul waxay salka ku heysaa muranka ka dhashay dhagaxii qaaliga ahaa ee laga helay deegaanka...

Taliska Ciidamada Daraawiishta Dowlad Goboleedka  Puntland ayaa faah faahin ka bixiyey dagaal saaka Ciidamada Soomaaliland & kuwa Puntland ku dhexmaray deegaanka Hadaaftimo ee Gobolka Sanaag. Qoraal kasoo baxay Taliska ayaa waxaaa lagu sheegay in saaka arroortii hore in Ciidamo ka tirsan Soomaaliland weerar kusoo qaadeen Ciidamada Puntlamd,hayeeshee ay iska difaaceen. /*...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Xildhibaan Sadiiq Warfaa Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow Ducaalle  oo ku sugan magaalada Khartoum ee dalka Sudan ayaa halkaasi uga qeybgalay shir looga hadlayo isdhex-marka Dad-ka iyo Ganacsiga waddamada ku bahoobay Urur gobolleedka IGAD. Shirkaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Urur...

Madaxweynihii hore ee dalka Masar Xusni Mubarak ayaa goor dhaw geeriyooday isaga oo ahaa 91-sano jir, waxaa sidaas weriyey talefishinka dowladda Masar. Xusni Mubaarak ayaa waxa uu Masar xukumayey muddo 30-sano ah ka hor inta aan xukunka looga tuurin dibad-baxyo waaweyn oo gil-gilay dalka Masar sanadkii 2011-kii. Waxa uu xabsi ku jira sanado kadib kacdoonkii lagu riday,...

Maamulka gobolka Hiiraan ayaa waxaa uu soo saarey digniin ku socota dadka ku nool Gobolkaas ee mararka qaar Garsoorka u doonta Maxkamadaha Al-Shabaab,iyaga oo sheegay inay tallaabo ka qaadi doonaan. Guddoomiyaha degmada Beledweyne ee gobolka Gobolka Hiiraan Cimaan Dhicisow Dhuuboow ayaa sheegay in Maxkamadaha Gobolka Hiiraan ay yihiin kuwo si wanagsan u Shaqeeya,isla markaana...

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku hanjabay in Beesha Gaaljecel laga saari doono Xildhibaan hore Maxamed Maxamuud Ibraahim Goodir oo ay isku beel yihiin. Xildhinbaan Jeesow ayaa Goodir ku eedeeyey inuu la shaqeeyo kooxda Al-Shabaab isla markaasna uu hadda isku dayayo inuu kiiska Dhagaxa laga helay Ceel Cali u beddalo mid ganacsi. “Xildhibaan...

      Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa hoggaanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxaa uu ku eedeeyay inay ku fashilmeen isku keenida saamileyda Siyaasadeed ee dalka si looga gudbo caqabadaha jira. Waxaa uu ku sheegay Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebook inay aheyd in saamileyda dalka ay ka hadlaan...