Ayax ku habsaday beeraha Deegaanka Xero dhagaxley ee gobolka Mudug

by admin | Monday, Nov 30, 2020 | 369 views

Deegaanka Xero dhagaxley oo ka mid ah deegannada hoos taga degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa waxaa xiligan fara ban ku haya Ayaxa kaasoo ku habsaday beeraha deegaanka islamarkana waxyeelo u geystay dalagyadii la beeray.

Like it? Share it!

Leave A Response