Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Kulan ay maanta Magaalada Baydhabo ku yeesheen Gudiga doorashada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayey ku go’aamiyeen qaabka ay u dhici laheyd doorashada maamulkaasi. Gudiga Doorashada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa soo bandhigay hab raaca loo dooran lahaa maaxweynaha maamulkaasi majaraha u qaban lahaa waxayna shaaciyeen  jadwalka doorasahada loo mari lahaa. Jawdwalkaani...

Duqayn Diyaaradeed ayaa   Xalay  ka dhacday degaanka Ceel-Dheer oo qiyaastii 60 KM dhanka galbeed kaga beegan Magaalada Baladweyne,waxaana lala eegsaday Saldhigyo ay lahaayeen Al-Shabaab. Warbaahinta Dowladda ayaa baahisay in duqayntaasi ka dib ay Al-Shabaab Shacabka u diideen inay halkaasi ka baxaan ama ay soo galaan si ay u qariyaan qasaaraha soo gaaray Al-Shabaab,isla...

Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa wuxuu sheegay inuu soo dhaweynayo gogosha uu mar labaad fidiyay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), taasi oo la doonay in lagu dhameeyo khilaafka dowladda dhexe iyo madaxda maamul gobobleedyada.Sheekh Maxamed Shaakir ayaa dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada ugu baaqay inay midoobaan,...

Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday ee Koofur Galbeed SoomaaliyaShariif Xasan Sh. Aadan ayaa kulan degdeg ahaa maanta isugu yeeray La taliyayaashiisa dhinaca amniga iyo xubno isaga ku dhow. Kulanka oo ka dhacay Madaxtooyada Koofur Galbeed ayaa looga wada xaajooday amniga Baydhabo iyo Ciidmaada faraha badan ee magaalada ku  qul qulayay maalmihii u danbeeyay, Kuwaasoo qaarkood...

Maraakiibta ilaalada Badda ee Midowga Yurub ayaa Doon ay wateen kooxaha burcad badeeda ku qarxiyay xeebaha dalka Soomaaliya. Kooxda burcad badeeda ayaa isku dayayday inay afduubtaan Markab xamuul ah oo sitay calanka Hong Kong. Ciidamada Midowga Yurub ayaa waxa ay sheegeen inay burburiyeen Doonta, si ay uga hortagaan weeraro horleh. Burcad badeeda ayaa rasaas ku furay...

Sacudi Carabiya ayaa oggolaatay in lagu dhex diley Jamal Khashoggi oo ahaa saxafi wax ku qora wargeyska The Washingotn Post gudaha qunsuliyadeeda magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Inkastoo ay qiratay Boqortooyada Sacudi Carabiya in lagu dhex diley qunsuliyadeeda balse illaa iyo hadda lama hayo meydka saxafiga Jamal Khashoggi. Wararkii  ugu dambeeyay ee Jamal Khashoggi Maraykanka...

Xarakada Al-Shabaab ayaa war ka soo saartay qarax maanta Kolonyo Ciidamo Itoobiyaan lagula eegtay duleedka magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Sida lagu qoray baraha Internet-ka ee taageera Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in qaraxa Ciidamada Itoobiya uu khasaare xooggan ka soo gaaray qaraxa. Qaraxa oo ahaa miino nuuca dhulka hoostiisa la geliyo ayaa lala beegsaday Kolonyo...

Xog xasaasi ah: Deegaanka kamsuuma oo xaley lagu duqeeyey kooxda alshabaab In kabadan 10 kamid ah maleeshiyaadka Alshabaab oo uu ku jiro horjooge sare ayaa xalay lagu dilay duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday deegaanka Kamsuuma ee gobolka Jubada Hoose, sida ay xaqiijiyeen ilo xog ogaal ah Duqeynta dadka lagu dilay ayaa waxaa kamid ah horjooge dhowaan Maleeshiyadaan sheegtay...

Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo khudbad ka jeedinayay munaasabad ay xilalka kula wareegayeen mas’uuliyiin loo soo magacaabay maamulka degmada Beledweyne ayaa fariin u diray wasiirka arrimaha gudaha maamulka Hirshabeelle. Yuusuf Dabageed ayaa khudbadiisa ku sheegay in Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladdaha hoose ee maamulka Hirshabeelle...

Dalka Soomaaliya wuxuu soo maray marxalado iyo duruufo siyaasadeed, dhaqan-dhaqaale iyo Amni oo kala duwan. Tan iyo xiligii ay burburtay dowladdii dhexe ee uu hogaamin jiray AUN Maxamed Siyaad Barre, dalka waxaa hareeyey dhibaatooyin aad u faran oo dhaawac weyn u geysay magaca, sharafka iyo qiyamka dadka iyo dowladnimada Soomaaliyeed, kuwaas oo burburayey xasiloonidii,...