Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya,Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow u ambabaxay dalka Sacuudi Carabiya,kaddib martiqaad uu ka helay Boqortooyada Sacuudiga. Diyaarad gaar ah oo boqortooyada Sacuudiga ay usoo dirtay wafdiga ayaa ka qaaday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, balse ilaa hadda ma jirto cid faahfaahisay safarkan. Boqortooyada...

Golaha Dhaqanka ee Duubab Pluss gobolka Sh/dhexe ayaa soo dhoweeyay ka laabashadii ay xildhibaanada Hirshabelle ka laabteen mooshinkii laga gudbiyay Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare. Kulan ay maanta isugu yimaadeen golaha dhaqanka duubab Pluss ayaa waxa ay ku sheegeen inay aad ugu faraxsan yihiin in dib looga laabto mooshinka laga gudbiyay...

Maamulka gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ka warbixiyay qorshaha ay u diyaariyeen maaleeshiyo beeleedyo muddo dheer ku dagaalamayay gobolkaas ee shalay lagu guuleystay in lagala qaado. Maamulka ayaa sheegay in hub ka dhigis lagu sameeyay ka dibna la qorsheynayo in dib loogu celiyo tababar iyo dhaqan celin si loogu diyaariyo ku biirista ciidamada xoogga dalka. Guddoomiyaha...

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan sheegtay in aysan sax aheyn in Sheekh Muqtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo horey uga tirsanaan jiray Ururka Al Shabaab marna noqday kuxigeenka hoggaanka ururkaasi uu u tartamo doorashada Koonfur Galbeed. Bulshada ayaa aad u hadal heysay arrintaasi iyo waqtiga ay dowladda ka hadashay, maadaama ay muddaba cadeyd qorshaha Sheekh...

Magaalada Dhuusa mareeb ee caasimada maamulka Galmudug waxaa saakay gaaray Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ah Saraakiisha Ururka ONLF, Waxaana uu maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Magaalada Gaalkacyo. Qalbi dhagax ayaa garoonka diyaradaha dhuusamareb waxaa ku soo dhaweyay qeybaha bulshada iyo madax ka tirsan Maamulka Galmudug . Soo dhaweyn kadib hadal kooban...

Dadka Brazail ayaa Axadda maanta ah waxaa ay u dareerayaan Doorasho ololeheedii uu dhiig ku daatay oo la beegsaday musharxiin badan oo ku hami weeynaa in ay kuraas hantaan. Musharaxa midigta Fog oo ah Ninka ugu cad-cad Doorashadda Madaxtooyadda Jair Bolsonaro ayaa sheegay in uu la dagaalamayo Dambiyadda uuna hoos u dhigayo tirade sare ee Dadka la dilo. Inta aysan Dadku...

Waxaa Magaalada Muqdisho ku soo badanaya Mudooyinkii ugu dambeeyay afduubka loo geysanaya Dhalin yarada, iyadoona taasi ay cabsi badan ku abuurtay Shacabka ku nool Degmooyinka Gobalka Banaadir. Degmooyinka qaar ayaa xilliga habeenkii ah waxaa laga mamnuucay in ay maraan Mootooyinka loo yaqaano bajaajka, maadaama ay korortay afduubka loo geysto dhalinta. Shalay wiil  yar...

Inta la xaqiijiyay ku dhawaad  53qof ayaa ku dhimatay kadib markii gaari wayn oo nooca shidaalka qaada ah uu ku dhacay gaari kale oo marayey waddo wayn oo marta galbeedka Jamhuuriyadda dimuquraadiga ah ee Congo. Sidda ay sheegeen Mas’uuliyiinta Shilka ayaa ka dhacay magaalada Kisantu, oo u dhaxaysa magaalo madaxda dalkaas ee Kinshasa iyo dekedda Matadi. Magaalada Kisantu...

Magaalada Garowe ee Caasimadda maamulka Puntland ayaa maanta lagu waddaa in lagu qabto doorashadda kursi ka banaan Golaha Shacabka,kaasoo dhawaan uu iska casilay xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka. Kursiggaan ayaa waxaa Iska casilay Dahar Cali Faarax ka dib markii loo Magacaabay Qunsulka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Jabuuti. Xubnaha Guddiga doorashooyinka ee qaabilsan...

Taliska booliiska Magaalada Caabud_waaq ee gobolka Galgaduud ayaa soo saaray amaro la xiriira waxyaabaha maanka dooriya. Taliska ayaa digniin u diray dadka waxyaabaha maanka dooriya magaalada soo geliya ee ka keena dalka Itoobiya. Taliyaha booliiska Magaalada Caabud_waaq Dhamme Maxamed Yuusuf Axmed ayaa sheegay dadkii lagu qabtaa in lagu ganaaxayo lacag dhan 1500 doolar...