Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Ciidanka Booliska magaalada New York dalka Mareykanka  ayaa baaritaano ku bilaabay dhimashada laba gabdhood oo walaalo ah oo u dhashay dalka Sucuudi Carabiya kuwaas oo todobaadkii hore maydkooda laga helay Webiga Hudson iyagoo la isku xir xiray. Booliska ayaa xaqiijiyay in Meydkooda la helay Tala Faaric, oo 16-jir ah, iyo Rotana Faaric, oo 22-jir,  iyagoo is eegaya si...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa lumiyay qayb ka mid ah taageeradii ay u hayeen Xildhibaanada maamulkaasi, sida ay inoo xaqiijiyeen Xildhibaanada qaarkood. Shariif Xasan oo haystay taageerada Xildhibaanada Maamulka Koonfur Galbeed qaarkood ayaa ku waayay sabab la xiriirtay inuu amray Xildhibaanada inaysan la kulmi karin Musharaxiinta kale ee...

Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow ka dhoofay caasimadda Muqdisho, isagoo ku sii jeedda dalka Koonfurta Suudaan. Madaxweyne Farmaajo , ayaa uga qaybgalaya dalka Koonfurta Suudaan munaasabad lagu dhammeystirayo heshiiska nabadda ee dhinacyada isku haya siyaasadda dalkii ugu dambeeyay Afrika. Xalfadda waxaa...

Sidda ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah Bulshadda kunool Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, Haweenay ka mid aheyd dadka Magaalada ayaa gurigeeda lagu dhex dilay. Ciidanka Booliska Koonfur Galbeed ayaa xaqiijiyay in Haweenaydaan oo lagu magacaabi jiray Caatika Ibraahin, lagu dilay xaafadda Ceelka Cabdi Shire ee dhanka Bari Magaalada Baydhabo. Dilkaan ayaa cabsi...

Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa amray ciidamada nabad-galyada in xabsiga loo taxaabo Duqa degmada Beledweyne Cali Cabduqaadir Faarax Sandheere iyo labo mas’uul kale oo ka tirsan maamulka dowladda hoose. Gaar ahaan guddoomiyaha gobolka oo warbaahinta la hadlay ayaa ku eedeeyay duqa degmada in uu sameeyay sida uu hadalka u dhigay...

Ururka Difaacada Saxaafada Ee CPJ ayaa warbixin cusub uu soo saaray waxaa looga hadlay Dhibaatooyinka ay la kulmaan Warfidiyeenka Caalamka ka shaqeeya. Ilaa 14 Waddan ayey Warbixinta xustay,islamarkaana lagu muujiyey in ay xaalad halis ah wajahaan Saxafiyiinta. Soomaaliya ayaa Afarta Hore kasoo gashay Liiska Waddamada Ugu xun Ee Wariyeyaasha lagu dhibaateeyo,kuwaas...

Qoraal ay soo saartay dowladda Mareykanka ayaa lagu sheegay inuusan jirin musharax ay si gaar ah u wadato balse ay taageerayso dhammaan musharaxiinta doorashada Madaxweynaha Koofurgalbeed ee la filayo inay ka dhacdo magaalada Baydhabo 17ka bisha November ee sanadkan. Sidoo kale qoraalkan ka soo baxay xafiiska u qeybsan dalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay inuu soo dhaweynayo...

Ciidamada AMISOM ayaa  beeniyay in ciidamo Itoobiyaan ah oo marayay deegaan ka tirsan gobolka Hiiraan miino la qaraxday ay ugaga dhinteen illaa soddon askari. AMISOM ayaa sheegtay in ciidamadan oo kolonyo ayaa ay afar askari oo kaliya ay dhaawac fudud ka soo gaareen kuwaasoo la daweeyay. Warkan ka soo yeeray ciidamada AMISOM ayaa intaa ku daraya in ciidamada weerarka...

Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah kulan ku yeelanaya magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Mudanayaasha baarlamaanka ayaa xalay lagu wargeliyay inay soo xaadiraan kulanka waqtigii loogu tala galay, si uusan u imaan dib u dhac. Ajendaha kulanka inuu yahay sii wadista codeyn ansixin oo hordhac u ah wax...

Wasaaradda difaaca Mareykanka ee Pentagon-ka ayaa 5,200 oo askari u direysa xuduudda Mareykanka iyo Mexico, si loola tacaalo muhaajiriin u dhashay dalka Honduras oo kusoo wajahan Mareykanka. “Ammaanka xuduudda waa ammaanka qaranka” Waxaa sidaasi yiri Jeneral Terrence O’Shaughnessy oo ah taliyaha taliska waqooyi ee ciidamada Mareykanka. Waxa uu sheegay in 5,200...