Dalka Brazil oo maanta Dadku ay Doorasho u dareerayaan.

by admin | Sunday, Oct 7, 2018 | 878 views

Dadka Brazail ayaa Axadda maanta ah waxaa ay u dareerayaan Doorasho ololeheedii uu dhiig ku daatay oo la beegsaday musharxiin badan oo ku hami weeynaa in ay kuraas hantaan.
Musharaxa midigta Fog oo ah Ninka ugu cad-cad Doorashadda Madaxtooyadda Jair Bolsonaro ayaa sheegay in uu la dagaalamayo Dambiyadda uuna hoos u dhigayo tirade sare ee Dadka la dilo.
Inta aysan Dadku u dhaqaqin Sanaadiiqda Codbixinta ayuu sheegay in Dowladdiisu ay gacanta ku adkeeyn doonto Ciqaabta ay mdanyihiin Dambiile yaaashu.
Marka la eego ra’yi aruurintii u dambeeysay, ku dhawaad 30% ayaa u codeeyn doona Jair Bolsonaro.
Dad tiro ahaan u dhow 150 million ayaa u qalma in ay codeeyaan Doorashadda Wadanka maanta ka dhaceeysa.

Like it? Share it!

Leave A Response