Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Warar la helayo ayaa sheegaya in muddooyinkii danbe uu aad u xanuunsanayo Hogaamiyaha Ururka Al-Shabaab Axmed Diiriye Abuu “Cubeyda”,waxayna Ururka Al-Shabaab ku kala qeybsameen cida qabaneysa Hogaanka Ururka. kala qeybsanaan mudo jirtay ayaa garab ka mid ah Al-Shabaab waxay doorteen Hogaamiye,taasi oo dhalisay ineysan ku qancin raggi xilkaasi damaca uu kaga jiray. Wararka...

wararka  naga soo garaya cawa  magaalada  baladweyne  ee  xarunta  gobolka hiiraan ayaa  sheegaya  in ciidamo ka  katirsan  maamulka gobolka hiiraan  ay dhaawaceen laba  qof oo shacab  ah   kadib markii  uu muran soo  gala dhaxgay  ciidamada  iyo dadkan la dhaawacay . warae ay heshay  shabakada Reegaay.com ayaa sheegaya in ciidmada  ay dadkan ku amreen...

Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylaci ayaa maanta ku wajahan degaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Mas’uuliyiin ka tirsan Somaliland ayaa xaqiijiyay in sababta ay tahay in ay soo arkaan xaaladda ay ku sugan yihiin ciidamada Somaliland ee degaankaasi ku sugan. Wafdiga Madaxweyne ku xigeenka ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Difaaca, Xildhibaano...

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa lagu waddaa in maalmaha soo socda in uu ku dhawaaqo Gole Wasiiro sidda ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug. Madaxweyne Xaaf ayaa lagu waddaa in uu Magaalada Dhuusamareeb uu kaga dhawaaqo Gole Wasiiro oo ay kasoo dhex muuqan doonaan Xubno ka tirsan maamulkii Ahlusunna ee Galmudug raacay. Xaaf ayaa soo gabagabeeyay...

Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow oo wax laga weydiiyay Amniga Muqdisho ayaa sheegay in Guulo waa weyn laga gaaray xagga amniga,islamarkaana ka go’an tahay sidii loo dar dar gelin lahaa Xoojinta Amniga guud ahaan dalka. Wasiir Isloow ayaa Ciidanka Amniga ku ammaanay sida hagaagsan ay u guteen Waajibaadka la saaray,isagoona carabka ku...

Barta ay bulshadu ku xiriirto ee Facebook ayaa dadka waydiisanaysa sawirro ay qaawan yihiin, si ay isugu daydo in ay ka hortagto dadka aargoosi ahaan u shaaciya sawirro qaawan. Sawirradan qaawanida ah ee dadka Britain la waydiisanayo waxay shirkaddu uga golleedahay in ay uga hortagto dadka aargoosi ahaanta u soo bandhiga sawirrada qaawanida ah. Tiknoolajiyaddaas ayaana...

Wararka naga soo gaaraya Degmada Hodan ee Bartamaha Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamada amniga ay xalay sameeyeen howlgal balaaran oo ay ku soo qaqabteen Mootooyin ay sheegeen iney ahaayeen Sumad ama Taarigo la’aan. Mootooyinkan oo ku dhow Lixdameeyo ayaa la isugu geeyay Saldhiga degmada Hodan, Waxaana halkaasi gaaray Gudoomiye kuxigeenka amniga iyo Siyaasada...

Saacadihii la soo dhaafay waxaa Banaadir ka dhacay shir lagu daah-furay qorshaha midaynta iyo daadejinta sugidda amniga caasimadda iyada oo mas’uuliyadda qorshahan looga fadhiyo maamulka Gobalka Banaadir iyo guddoomiyayaasha degmooyinka kuwaas oo kaashanaya laamaha amaanka. Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa sheegay in wixii hada laga bilaabo ciidan kasta uu ka amar qaadan...

Taliska Ciidanka Mareykanka Africa ee AFRICOM ayaa wuxuu sheegay Duqeyn dhacday gelinkii dambe ee Arbacadii ina dhaaftay 23-ki bishan inuu ku beegsaday saldhig ururka Al-Shabaab ay ku lahaayeen meel 15 Mile ka xigta Koonfur Galbeed Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Mareykanka wuxuu sheegay duqeyntaasi inuu ku dilay ilaa 11 nin oo ka mid ahaa ururka Al-shabaab,...