war deg deg ah: dad shacab ah oo lagu dhaawacay bartamaha magaalada baladweyne.

by admin | Saturday, May 26, 2018 | 1026 views

wararka  naga soo garaya cawa  magaalada  baladweyne  ee  xarunta  gobolka hiiraan ayaa  sheegaya  in ciidamo ka  katirsan  maamulka gobolka hiiraan  ay dhaawaceen laba  qof oo shacab  ah   kadib markii  uu muran soo  gala dhaxgay  ciidamada  iyo dadkan la dhaawacay .

warae ay heshay  shabakada Reegaay.com ayaa sheegaya in ciidmada  ay dadkan ku amreen in aysan marsiin  gaari dameer ay wateen  kaas oo ay saranyeen rashin maadama lagu jiro bil ramadan.

ma jirto wax ka tirsan maamulaka goboka hiiraan oo ka hadlay dadka  dhibatada loo geystay,

Like it? Share it!

Leave A Response