Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Wabiga shabeelle ee dhaxmara bartamaha magaalada Baladweyne e xarunta gobolka Hiiraan ayaa laga cabsi qaba inuu fatahaad ka geysto qeybo ka mid ah xaafadaha magaalada islamarkana ku dhow jiinka wabiga. Roobab ka da’ay magaalada Baladweyne iyo qeybo ka mid ah gobolka ayaa buux dhaafiyay wabiga taasoo cabsi badan ku abuurtay dadka degan xaafadaha magaalada. Qoysas ku noola ...

Dalka jabuuti ayaa kaalimaha hore ka galay Dalxiiska Caalamka, ka dib markii uu Golaha midowga Yurub u qaabbilsan dalxiiska iyo ganacsiga ay Magaalada Jabuuti u aqoonsadeen caasimadda dhaqanka iyo dalxiiska ee Sanadkan 2018-ka. Guddigan ayaa sidoo kale waxay sheegeen in Madaxweynaha Jabuuti Ismaacil Cumar Geelle, uu yahay hoggaamiyaha Sanadkan ee dhanka dalxiiska, maaddaama...

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa wada dadaaladii ugu danbeysay ee loogu jiro sidii loo bilaabi lahaa Canshuur uruurin ku aadan Xaafadaha Magaalada Muqdisho. Gudoomiye kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyada Gobolka Banaadir Xuseen Maxamed Nuur oo hadal ka jeediyay Munaasabad lagu qabtay Xarunta Degmada Xamarweyne oo lagu dhagax dhigayay Xafiiska Adeega Dadweynaha, ayaa sheegaya...

Dowladda Qatar ayaa si weyn ugu ololeyneysa in ay Soomaaliya jarto xeriirkii kala dhaxeeyay muddo sanado ah dowladda Imaaradka waxaana arintaasi ay abuuri kartaa caqabado hor leh oo soo wajaha Soomaaliya sidaasi waxaa sheegay Khabiir Mareykan ah oo ka faalooda Siyaasadda Dibadda. Khabiirka ayaa waxa uu sheegay in Imaaradku ay tababareen kumaan ciidamo Soomaaliyeed ah tan...

Warar soo baxaya   ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho uu lacag badan lunsaday Mudada gaaban uu joogo Xafiiska maamulka. Qaar ka mid ah Shaqaalaha maamulka Gobolka Banaadir oo si hoose xogtaan ugu dusiyay Wariyaha Xoghoose.com ayaa sheegay in Guddoomiye C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ku maqan tahay lacag fara badan oo qeyb ka ah canshuurta...

Ciidamada Booliska Maamulka Somaliland ayaa xalay 08:00 fiidnimo waxa ay xireen Boqor Cusmaan Muxumed Maxamed (Boqor Buur-madow), kaasi oo si weyn looga yaqaano Soomaaliya. Booliska ayaa soo qabashada Boqorka waxa ay u adeegsadeen qaab aan wanaagsaneyn, kadib markii ay u isticmaaleen awood Millitari, sida ay inoo sheegeen dadka degaanka. Somaliland ayaa Boqorka ku eedeysay...

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa weerar culus ku qaaday culimada Soomaaliyeed ee ka digtay Bandhig Faneedyada anshax darrada ah ee laga qabanqaabinayo magaalada Muqdisho. Xildhibaanka ayaa is weydiiyay in Wadaadadu ay waayeen wax ka muuhiimsan sida uu yiri “LUG LA BANNEEYO” oo ay ka hadlaan?!, wuxuuna ku eedeeyay...

War goordhow na soo gaaray ayaa sheegaya in Qarax gaari lagu soo xiray uu ka dhacay meel aan sidaasi uga fogeyn xarunta degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Gaariga Qaraxa lagu soo xiray ayaa ahaa nuuca raaxada,kaasi oo yaallay meel aan sidaas uga fogeyn xarunta degmada Hodan ayaa,waxaana la soo sheegay in qaraxa uusan cid waxba ka soo gaarin marka laga reebo bur bur gaariga...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Darajada Koowaad qeybta 27-aad ee Gobolka Hiiraan ayaa maanta waxa ay xukun ku riday Eedeysanayaasha kala ah Yuusuf Xuseen Ibraahim oo 31 sano jir ah iyo Aadan C/laahi Xasan oo 25 sano jir ah. Xafiiska xeer ilaalinta Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa raggan ku soo eedeeyay in ay yihiin Burcad hubeysan, caadeysteyna dhaca dadka shacabka...

30kii December Sanadkii 2006dii waxaa Magaalada Baqdaad ee Xarunta Dalka Ciraaq lagu del delay Madaxweyinihii hore ee dalkaas Saddaam Xuseen,kaas oo dalka Ciraaq xukumayay muddo rubuc qarni ah. Markii la del delay Saddaam Xuseen Sheekha Qabiilka uu ka dhashay ee Albu Nasser, Sheekh Manaaf Cali Al Nidaa ayaa codsaday in Meydka Saddaam lagu wareejiyo. Waxaana Warqad ka soo...