Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo weli ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa la filayaa inuu so afmeero qorshaha socdaalka uu halkaasi ku joogo. Madaxweynaha ayaa lagu wadaa inuu dib ugu soo laabta magaalada Muqdisho ee caasimada dalka, muddo bil ka badan oo uu ku sugnaa Dhuusamareeb iyo furimaha hore ee dagaalka. Xasan...

Hay’ad dawladi ah oo Faransiis ah ayaa ku amartay shirkadda Apple inay suuqyada Faransiiska ka saarto ama kala baxdo telefoonada Iphone 12, iyaga oo ku eedeeyey in telefoonadaasi ay leeyihiin shucaac aad u sarreeya. Hay’adda Qaran ee la socoshada Hirarka ee dalka Faransiiska, oo qaabilsan inay isha ku hayso heerka shucaaca ee aaladaha ku shaqeeya hirarka isgaadhsiinta,...

Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa beeniyay warar sheegayay inuu ku dhaawacmay weerar ismiidaamin ah oo saakay lagu qaaday degaan uu ku sugan yahay oo lagu magacaano Laas-gacaneey oo katirsan degmada Bacaadweyne. ⓘ Madaxweyne Qoorqoor oo soo duubay muuqaal ayaa sheegay in isaga iyo masuuliyiinta kale ee kula sugan degaanka ay bed qabaan,...

Dabka qabsaday magaalada Milxo ee gobolka Sanaag, ayaa laga cabsi qaba adeegyadii Isgaarsiinta inuu jaro, taa oo xaaladda uga sii dari karta, sida ay sheegayaan wararka aan ka heleyno magaaladaasi. Dad ku sugan Milxo ayaa waxaa ay kusoo warramayaan in inta badan dhismayaasha iyo goobaha ganacsiga uu dabka bas-beeliyay, isla markaana ma jiro weli wax gurmad ah oo halkaasi...

Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa Maanta oo khamiis ah gaaray wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaasi oo siweyn loogu soo dhaweeyay gudaha magaaladaasi Laascaanood. Wafdigaan oo isugu jiray Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan labada Golle ee dowladda Soomaaliya ayaa waxaa hoggaaminayay guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee...

Maxkamadda Ciimada Qalabka Sida ayaa xukun ku riday Aadan Maxamed Maxamud Qoslaaye iyo Axmed Xassan Jimcaale Nuur Baariyoow kuwaas oo loo xiray ka mid ahaanshaha Al-Shabaab, iyada oo maxkamaddu ku sheegtay in ay qaabilsanaayeen arbushaada Caasimadda. Axmed Xassan jimcaale Nuur Baariyoow ayaa Al-Shabaab kaga biiray deegaanka Ceelasha Biyaha 2010, iyada oo loo wareejiyay...

Ganacsade u dhashay dalka Uganda oo lagu magacaabo Ssaalongo Hajj Abdul Nsikonenne Habib Ssezzigu waxa uu bishan September 10-dii hal maalin wada guursaday 7 Haween oo 2 ka mid ah la sheegay inay yihiin Gabdho Walaalo Laxmi ah (biological sisters) oo isku Aabe iyo isku Hooyo ah. Xaflad Wadareedka Nikaaxaasi waxa maalintii Axadda ee isbuucan lagu qabtay Tuullada Bugereka...

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo ku sugan magaalada Ceel lahelay ee gobalka Galgaduud ayaa ugu baaqay Shacabka laga saaray Magaaladaan in ay dib ugu soo laabtaan guryahooda. Warkooban oo ay faafisay Warbaahinta ku hadasha afka dowladda ayaa lagu sheegay in Wasiirka uu ugu baaqayo shacakii ku noolaa Magaalooyinka Ceel...

Ugaas Mustaf Nabadoon Aadan Abdurahman iyo Malag Mohamed mukhtar ayaa lagu edeeyay in ay yihiin koox dana gaar ah wadato isla markaana doonaya in ay isku diraan dadka digil iyo mirifle. Sidoo kalane ay rabaan in dadka soomaaliyeed isku diraan ayna abuuraan dagaal u dhaxeeya beelaha soomaaliyeed. Hoos ka dhageyso: wareysi kulul oo arimaahas ku saabsan. http://www.reegaay.com/wp-content/uploads/2023/09/odoyaal.mp3 ...