Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Afhayeenka Booliska Soomaaliya Cabdifitaax Aadan Xasan oo shir jaraa’id qabtay ayaa faahfaahin ka bixiyey howlagallada ay boolisku ka wadaan caasimadda Muqdisho, isagoo shaaciyey tirada tuugo iyo gaadiid lagu soo qabtay howlagalkaan oo loogu magac daray ‘Samakaab.’ Afhayeenka ayaa sheegay in afar burcad ah oo taleefano ka dhacaya lagu qabtay degmada Kaaraan, halka...

Ciidamada Ammaanka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen duleedka degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud waxaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen Askari katirsan Ciidanka Millateriga oo ku eedeysan dilka taliye kuxigeenkii Ciidanka Nabadsugida Maamulka Galmudug Faarax Cumar Geelle iyo Walaashiis. Ciidamada ayaa Askarigaan...

Wixii ka dambeeyey markii la shaaciyey in dib loo fasaxayo qaadkii Kenya ay u soo dhoofi jirtay Soomaaliya, waxaa cirka isku shareertay hadalheynta nooca ganacsi ee dhex mari doona Soomaaliya iyo Kenya. Prof. Shaafici Yuusuf oo iska leh shirkad ka shaqeysa dhoofinta Kalluunka Soomaaliya ayaa soo bandhigay xog ku saabsan heshiiskii ay dowladdii Farmaajo la gashay Itoobiya...

Kooxda Al-Shabaab ayaa hadda maamusha 70% koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya oo ay isku ballaarisay sanadihii dhowaa, ayada oo ay sacideen khilaafyada siyaasadeed ee mas’uuliyiinta Soomaalida dhexdooda, waxaa sidaas qoray wargeyska Washington Post. Halka ay dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada xukumaan Muqdisho iyo caasimad goboleedyada, Al-Shabaab iyo dagaal-yahanadeeda...

Wasiirka gaashaandhiga ee Serbia ayaa sheegay in dhammaan siddeed shaqaale diyaarad xamuul ah oo ku burburtay meel u dhow magaalada Kavala ee dalka Greece ay dhinteen. Nebojsa Stefanovic ayaa sheegay in diyaaradda Antonov AN-12 oo laga lahaa Ukraine ay habeenkii Sabtida burburtay waxayna sidday 11 tan oo hub ah oo ay miinooyin ku jiraan oo laga keenay Serbia loona waday...

Ciidamada Ammaanka ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa wada howlgallo ay ku baadi goobayaan Nin degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud shalay ku dilay Taliye Kuxigeenka Nisa Ee Galmudug iyo Walashiis. Ninka dilka geystay oo katirsan Ciidamada Millateriga Soomaaliya ayaa u baxsaday meelo kamid ah degmada Cabudwaaq, waxaana Ciidamada ay howlgalllka ka...

Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB Gaar ahaan Ururka 5-aad Guutada 16-aad ayaa howlgal Qorshaysan oo lagu dilay Saraakiil iyo Xubno ka tirsan Al-Shabaab ka sameeyey degaanka labakuus oo ka tirsan Gobolka Jubbada hoose. War kasoo baxay Ciidanka DANAB ayaa lagu sheegay in degaanka labakuus ay Al-Shabaab ku lahayeen bar kantarool oo ay lacag uga qaadan...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Kenya Mudane Uhuru Kenyatta ayaa Madaxtooyada dalkaas ku yeeshay kulan miro dhal ah oo ku saabsan xoojinta xiriirka labada dal iyo mustaqbalka iskaashiga labada shacab ee dariska ah ee Soomaaliya iyo Kenya. Labada Madaxweyne ayaa isla qaatay qodobbo xoojinaya iskaashiga amni,...

Wararka naga soo gaaraya Waqooyiga Gaalkacyo ayaa sheegaya in xalay lagu dilay halkaasi Cirro Xaaji Cali oo ka mid ahaa dhalinyarada magaaladaas. Ninkaan dhalinyarada ayaa dhintay ka dib markii ay haleeshay rasaas ay fureen ciidamo howlgal ku jiray oo ka tirsan maamulka Puntland. Dhanka kale Gaalkacyo waxaa xalay lagu dhaawacay Cilmi Cali Guuleed oo ah madaxa Hay’adda...