Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

5-askari oo ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (SNA) ayaa loo soo xiray tababar kor loogu qaadayay isku-dubbaridka iyo wada-shaqeynta ka dhexeysa hay’adaha samafalka iyo kuwa ammaanka ee Soomaaliya. Tababarkan oo muddo laba maalmood ah ka socday magaalada Muqdisho oo ay gacan ka siiyeen Kooxda Taageerada Hawlgalka...

Dowladda Kenya ayaa qiimo yaab leh ku iibineysa diyaarado ay lahaayeen ciidamada xoogga Soomaaliya iyo labo kale oo ay laheyd Shirkadda Diyaaradaha ee Jubba Airways. Kenya ayaa soo bandhigtay diyaarado ay ku sheegtay inay yihiin kuwa aan la isticmaalin muddo dheer, kuwaas oo kala yaalla garoomada dalkeeda, sida Jomo Kenyatta International Airport, Moi International Airport,...

Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Cabdiraxiin ayaa kulan looga hadlayay amaanka Baraawe la qaatay saraakiisha AMISOM ee ku sugan degmadaasi Baraawe. Kulanka ayaa diirada lagu saarayay sidii ciidamada AMISOM ay ugu diyaar garoobi lahaayeen howlgallo lagula dagaalamayo Al-Shabaab iyo amaanka doorashooyinka la filayo inay ka dhacayaaan magaalada Baraawe. Maxamed...

Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya waxaa lagula eegtay degaan u dhow Magaalada lamu, waxaana ka dhashay qasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Qaraxa ayaa qabsaday Gaadiid ay la socdeen Ciidamo Kenyan ah oo marayay wadada u dhaxeeysa degaannada Kinyonga iyo Mirani ee duleedka lamu, xilli ay howlgallo roondo ah kujireen. Al-Shabaab...

Muddo afar bilood ah nolol iyo geeri lagu la’yahay Ikraan Tahliil Faarax oo kamid aheyd Hey’adda NISA, iyadoo hey’addii ay ka tirsaneyd ay sheegtay in kooxda Al-Shabaab ay dishay inkastoo kooxdana ay iska fogeysay. 21-kii bishii lasoo dhaafay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’isul wasaare Maxamed Xuseen Rooble waxay sheegeen in la dhammeeyey...

Shirkad Israa’iil laga leeyahay oo samaysay barnaamijka basaasnimada ee muranka dhaliyay ee Pegasus ayaa lagu daray liiska madow ee shirkadaha uu ganacsiga ka xannibay Maraykanka. Barnaamijka Pegasus ayaa la sheegay inay adeegsadeen dowladdo si ay u beegsadaan telefoonnada dadka u ololeeya xuquuqda iyo weriyayaal. Maraykanka ayaa shirkadda NSO Group ku daray kuwa aan...

Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska dowlad Deegaanka Soomaalida Gaashaanle sare Cabdiqaadir Maxammed ayaa sheegay in ciddii lagu helo wax baal marsan bayaanka xaaladda deg-degga ah laga qaadi doono tallaabo sharciga waafaqsan. Taliye kuxigeenka oo Shir naraa’id ku qabtay Magalada Jigjiga ayaa ka digay in guud ahaan dowlad degaanka lagu dhex qaato hub sharci darro ah,...

Hay’adaha Amniga dowladda Soonaaliya ayaa garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho waxaa ay ka qabteen dhowr diyaaradaha drone-ka ee aan duuliyaha laheyn ee dhulka laga hago, kuwaas oo Garoonka laga soo dejiyay. Xildhibaan Sakariye Xaaji Maxamuud Cabdi oo kamid ah Baarlamaankii 10aad ee Golaha Shacabka ee waqtigoodu dhamaaday ayaa sheegay in diyaaradahaas...

Diyaarada oo siday Agab kala duwan kana baxday Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa ay ku gubutay garoonka diyaaradaha degmada Dooloow ee Gobolka Gedo, waxaana ka dhashay khasaaro kala duwan. Diyaaradda oo u rarneyd Hay’adda WFP ayaa waxaa ay siday Matooro ay leeyihiin dad Shacab ah, waxaana ka kacay dab xoogan taas oo sababtay inay diyaaradu gubato. Wararka ayaa waxaa...

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku tagay Qardho ayaa xarigga kajaray xarunta la socodka iyo la dagaalanka Ayaxa ee Soomaaliya oo laga hirgeliyay Qardho. Madaxweynaha ayaa boggaadiyay dadaalka iyo shaqada wanaagsan ee ay wadajir u qabteen Wasaaraddaha arrimaha Beeraha iyo Deegaanka ee heer Federaal iyo heer Puntland iyo Hay’adda FOA, taasi...