Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Xildhibaan Sir David Amess oo ka tirsanaa xisbiga Conservative-ka UK ayaa u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray weerar loo adeegsaday mindi oo lagu qaaday. Amess, oo 69 jir ah, ayaa kulan weji-ka-weji ah la lahaa dadka soo doorta, kaasi oo ka dhacayey kaniisad lagu magacaabo Belfairs Methodist Church oo ku taalla deegaanka laga soo doorto ee Leigh-on-Sea oo qiyaastii 64 km...

Ugu yaraan toddoba qof ayaa dhimatay in ka badanna waa ay dhaawacmeen ka dib markii qarax uu ka dhacay gudaha masaajidka shiicada ee magaalada Kandahar ee koonfurta Afghanistan, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta iyo hoggaamiyeyaasha gobollada. Qaraxa oo dhacay Maanta oo  Jimce ayaa ka dhacay masaajidka Biibi Fatima, oo ah masaajidka ugu weyn ee ay ku cibaadeystaan Shiicada...

Taliyaha qeybta 27-Aad ee ciidanka xoogga dalka Generaal Maxamed Axmed (Tareedisho) oo kormeer shaqo ku marayay fariisimaha ciidanka xoogga dalka ay ku leeyihiin gobolka shabeelle dhexe ayaa tagay deegaanka xaaji Cali iyo Degmada Warshiikh ,waxaana uu intii kormeer uu ku jiray uu sarakiisha ciidanka xoogga dalka kula dar daarmay inay xoojiyaan howl-galada lagu baad baadinayo...

Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed la wadaagay farriin ku aaddan Xuska Shuhadada Qaraxii 14-ka Oktoobar 2017-kii ka dhacay Isgoyska Soobe, kaas oo ay ku dhinteen boqollaal shacab ah, wuxuuna Alle uga baryey in uu naxariistiisa janno ku abaal mariyo shuhadadii aynu ku weyney weerarkaas. Madaxweynaha ayaa...

Dad horleh oo ka barakacay xiisadda ka taagan degmada Guriceel ayaa Maanta waxaa ay gaareen degaanka Ceelbaraf oo kamid ah degaannada hoostaga degmadaas. Dadka oo gaaraya ilaa 50 qoys ayaa Guriceel uga barakacay cabsi la xiriirta dagaal dhexmara Ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug oo dhinac ah iyo Ciidamada Ahlusunna oo dhawaan la wareegay Guriceel. Wararkii ugu dambeeyay...

Madaxweyne ku xigeenka Koobaad ee Dowlad Goboleedka Jubaland  Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan. Ugu horayn Wasaaradda gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka ayaa ka warbixisay halka ay marayaan dadaalada wax lagaga qabanayo abaaraha ka jira qeybo badan oo Jubaland kamid ah, iyadoo wasaaradu ay...

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Saaka Shir guddoominayey kulan ay ka wada qeyb galeen Dhamaan Sarakiisha Booliska Bosaaso kaas oo ku saabsana Xoojinta iyo muhiimadda ay u leedahay wada shaqeynta dhinacyada kala duwan ee ammaanka iyo sida ay lagama maarmaan u tahay in la dardargeliyo istiraatiijiyadda amniga si looga hortago falalka...

Dawladda Mareykanka ayaa waxaa ay ugu baaqday madaxda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya dadajinta arrimaha doorashooyinka & xalinta khilaafka dhexdooda kahor dhammaadka sannadkan, isla markaana muhiim u tahay geedi socodka doorashooyinka dalka. Kulan gaar ah oo Magaalada Washinton ay ku yeesheen Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya & Madaxda Mareykanka ayaa diiradda...

Kooxo Koonfur Afrikaan ah ayaa Goobo Ganacsi ay ajaanibta leeyihiin gaar ahaan Soomaalida iyo Itoobiyaanka waxaa ay ku gubeen duleedka Magaalada Port Elizabeth ee dalkaasi Koonfur Afrika. Goobjoogayaal ayaa xaqiijiyay in ilaa Saddex Dukaan dab la qabad siiyay, waxaana laba kamid ah dukaamadaasi ay leeyihiin Soomaali ku yaallaan tuulada Kwazakhele, iyada oo dukaanka kale...

Ciidamada Duufaan iyo Dayax ee ka tirsan Nabadsugida Soomaaliya ee NISA ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgalo lagu xaqiinayo amniga waxa ay ka sameyeen deegaano hoos yimaada Degmada Luuq ee Gobolka Gedo Degaannada howlgalka Ciidamada ka sameeyeen ayaa waxaa kamid ah tuulooyinka Shaataloow, jalab, Salaamac Gubad, Sanajiif iyo deegaano kale , halkaas oo la sheegay inay...