Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu xiray Weriye Cabdulqaadir Maxamed Faarax Dulyar, oo maalin ka hor howlo shaqo u tagay magaaladaas. Isagoo ka tegay Muqdisho. Dulyar ayaa duleedka magaaladaas ku soo wareystay Jeneraal Abuukar Xuud oo hoggaaminaya jabhad ka soo hor jeeda jiritaanka madaxda cusub ee maamulka HirShabeelle. Amarka lagu xiray Weriye...

Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden ayaa Arbacadii gudoomiyaha waxbarashada ee gobolka Cennectcut Miguel Cardona u magacaabay inuu noqdo xoghayahiisa waxbarashada isagoo sheegay inuu yahay u doode xooggan oo waxbarashada iskuullada dadweynaha, kaas oo hogaamin kara wasaaradda iyo halganka loogu jiro waxbaridda ardayda iyadoo la ilaalinayo badqabkooda inta lagu...

Sida lagu baahiyey bayaan ka soo baxay Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, Xasan Cabdullaahi Aadan oo qorsheynayey inuu isku qarxiyo Tiyaatarka Qaranka ayaa lagu qabtay isgoyska Ex Control Afgooye ee magaalada Muqdisho, isaga oo wata jaakadda qaraxda. “Diifta ka muuqatay darteed ayay ciidamada amniga uga shakiyeen, waxayna dhalisay baaris kadib, in laga...

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha shacabka ayaa madaxweyne Farmaajo si weyn ugu dhaliilay inuu hub faro badan ka dejiyay degmada Beledxaawo ee Xuduudka Soomaaliya iyo Kenya, halkaas oo dhawaan la geeyay ciidamo nooc cusub ah. Hubkan cusub oo isugu jira qoryaha AK-47, BKM iyo Garneylo ayaa loo qeybiyey ciidamo badan oo maalintii Isniintii ay dowladda federaalka...

Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa afduubtay oo madaxa ka jartay madaxda tuulooyin fara badan oo ku yaal waqooyi bari Kenya oo u dhow xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya, sida laga soo xigtay laamaha amaanka Kenya iyo warbaahinta ku hadasha Afka Al Shabaab. Cumar Aadan Buul, oo ahaa madaxa deegaanka Gumarey ee degmada Wajeer, waxaa afduubay jimcihii Al Shabaab oo weerartay...

Madaxweynaha  Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle oo qasriga madaxtooyada Jabuuti ku qaabiley. Madaxweynaha Jabuuti iyo Madaxweynaha Soomaaliland ayaa waxaa ay ka wda hadleen danaha labada dhinac, adkaynta xiriirka ka dhexeeya labada dhinac iyo isu-socodka...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Filish ayaa sheegay magaalada Muqdisho in aysan xamili karin siyaasad ku dhisan fowdo, isagoo baaq u diray dad uu ku eedeeyay inay dowladnimada qal-qal galinayaan. Guddoomiyaha gobolka Banaadir wuxuu sheegay Muqdisho in aysan u baahnayn siyaasad ku salaysan madfac kuwada hadal, mooryaamayn iyo in lagu goodiyo inuu dalku u laabanayo burburkii...

Ciidamo nooc cusub ah oo isniintii ay dowladda Soomaaliya ka dejisay garoonka Doolow ee Gobolka Gedo ayaa loo qeybiyey hub, waxaana loo daabulay degmada Beledxaawo ee Xuduudka Soomaaliya iyo Kenya. Ciidamadan oo dareyskoodu ka duwan yahay ciidamada kale, isla markaana ku lebisan dhar cagaaran ayaa wararku sheegeen inay yihiin ciidamadii qarsoodiga ahaa ee lagu soo tababarray...

  Xildhibaanada baarlamaanka dowlad goboleedka HirShabelle oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Jowhar ayaa wax ka bedal ku sameeyey muddo xileedka golaha baarlamaanka iyo madaxtooyada ee maamulkaasi. Kulankan oo ahaa mid aan caadi aheyn ayaa waxaa guddoomiyey Dr. Cabdixakiim Luqmaan xaaji Muxumed oo ah guddoomiyaha golaha wakiilada ee HirShabelle. Xildhibaanada ayaa...

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Soomaaliya Dr Cabdiraxman Ducaale Beyle ayaa xafiiskiisa ku saxiixay heshiisyada Deyn Cafinta oo hore ay u soo saxiixeen masuuliyiinta dalalka ku bahoobay Naadiga Paris Club. Wasiirka ayaa waxaa ay kala yihiin dowladaha uu heshiiska deynta cafinta ah uu la saxiiday dalalka Dalalka England, Denmark iyo Netherlands, kuwaas oo kamid ah dowladaha...