Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Ururka Daacish ee Soomaaliya Wilaayadda, ayaa soo saartay muuqaal  cusub oo diirada lagu saarayo in kooxda  mar kale ku dhawaaqday inay cadow ku yihiin Alshabab. Muuqaalka cusub oo la soo duubay, waxay Daacishta ku riddaysay Al-Shabaab, Taalibaan iyo Al-Qaacida. Daacish waxay sheeganeysaa inay fashilisay shirqoolo badan oo ay ka dambeeyaan Alshabab. Fiidiyowgu wuxuu...

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame kana mid ah Xubnaha Midowga  Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in sababta dowladda ay maanta wadooyinka u xirtay ay tahay inay ka hortagto xus loo dhigayo askartii lagu dilay weerarkii lagu qaaday Xarunta Xisbiga wadajir 17-kii Bishii December ee sanadkii 2017. Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebook ayaa waxaa...

Shilkan oo ah mid gaari, isla markaana  geysay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa shalay gelinkii dambe waxaa uu ka dhacay degaanka Carmo ee gobolka Bari dowlad goboleedka Puntland. Shilka ayaa yimid, kadib markii ay isku dhaceen laba gaari oo nooca yar yar ah, waxana shilka ku geeriyooday hal qof halka 10 kale ay ku dhaawacmeen, kuwaas oo ahaa dadkii labada...

Taliyaha guud ee ciidanka AMISOM Lt. Gen. Diomede Ndegeya ayaa kulankii billaha ahaa la yeeshay taliye yaasha qeybaha ee ciidanka AMISOM ee jooga Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saaray oo looga hadlay qorshaha iyo talaabooyinka ka hirgalay howlgalka sare u qaadidda amaanka iyo la socodkiisa Diyaar garoowga AMISOM taageerida amaanka doorashooyinka Soomaaliya...

Tan iyo maalintii Talaadada ee shalay waxay warbaahinta Kenya qaarkeed shaacinayeen in ciidamada Milatariga Soomaaliya lasoo dhoobay xadka u dhow magaalada Mandheera, xilli xiisad diblomaasiyadeed oo heerkii ugu sarreeyay gaadhay ay u dhaxeyso labada waddan. BBC-da ayaa u kuur gashay xaqiiqada ku saabsan wararkaas oo aysan ilaa hadda ka hadlin saraakiisha taliska ciidamada...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxaa ay gaareen degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud. Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha oo ay  kamid yihiin Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa iyo Wasiiro kamid ah wafdigiisa ayaa ka tegay Magaalada Dhuusamareeb oo labadii Cisho ee la soo dhaafay...

Beeralayda qaadka ee dalka Kenya ayaa sheegay in ay wajahayaan rajo xumo weyn oo ku aadan ganacsigii qaadka loo iib gayn jiray Soomaaliya, kadib markii dowladda Soomaaliya ay guud ahaanba xiriirka u jartay Kenya. Beeralayda dalaga qaadka Kenya ayaa sheegay in Soomaaliya maalin walba ay ka heli jireen lacag dhan 16 malyan oo lacagta Kenyaanka ah, ka hor inta aysan Soomaaaliya...

Sahra Kaahiye, oo ah gabadh Soomaali ah oo ka howlgasha isbitaal ku yaala magaalada Alberta ayaa noqotay qofkii ugu horreeyey ee ka soo jeeda Alberta ee qaata talaalka Covid-19. Sahra ayaa sheegtay in qaadashada talaalkan ay u ahayd mid taariikhi ah . “Markaan subixii soo kacay ma filaynin inaan noqdo qofka kowaad ee Alberta ka qaata talaalka covid-19,” Ayey tiri. Shaqaalaha...

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa amray in si deg-deg ah gacanta loogu soo dhigo dableydii ka dambeysay dilka saraakiishii ka tirsanaa ciidamada xooga dalka, xili uu kulan la qaadanayey Madaxda maamulka Galmudug iyo hey’adaha amniga maamulkaas. Rooble ayaa sheegay in Saraakiishii 9-kii bishan lagu dilay degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud...

Wasiirka Amniga Gudaha Xasan Xundubey Jimcaale ayaa sheegay in bannaan bixii ka dhacay Muqdisho ay soo abaabuleen dad waxmagarto ah, isagoo xusay in aanay jirin cid ku soo wargelisay bannaan baxa laamaha amniga. Xasan Xundubey ayaa sheegay in dadkii bannaan baxa sameynayay ee wajiga u xirnaa, kuna hubeysnaa qoriga aysan waxba ka duwaneyn Al-Shabaab. Waxaa uu nasiib darro...