Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Warbixin ay soo saartay ururka caalamiga ah ee lagu magacaabo The Global Initiative ayaa lagu shaaciyay in xeebaha Bari ee Soomaaliya loo adeegsado in hub ka yimid dalka Iran loo gudbiyo Xuutiyinta ka dagaalanta dalka Yemen. Sida ku xusan warbixinta, waxaa la qabtay markab la sheegay in uu gacanka Iraan ka soo daabulay hub loo waday maleeshiyaadka Xuutiyiinta ee ka dagaallamo...

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maamul Cusub u magacaawday deegaanka Xananbuure ee hoostega Magaalada Caabudwaaq ee waqooyiga Gobolka Galgaduud. Wareegto kasoo baxday xafiiska Guddoomiyaha Caabudwaaq Mahad Cumar Cilmi ayaa waxaa Guddoomiyaha Cusub ee Xananbuure loogu magacaabay inuu noqdo Cabdi Xasan Aadan, halka ku-xigeenkiisa laga dhigay Ibraahim Cilmi Salaad. Guddoomiyaha...

Shilkan oo geystay khasaaro kala duwan ayaa Maanta waxaa uu ka dhacay Magaalada Qardho ee Xarunta gobolka ay puntland u taqaano Karkaar, waxaana kasoo baxaya shilkaas faah faahino kala duwan. Shilka ayaa yimid, kadib markii ay isku dhaceen Gaari nooca loo yaqaano Leyla Calaawi iyo Mooto Bajaaj, waxaana goobjoogayaal sheegeen in dhaawac culus uu soo gaaray Haweeneey saarneyd...

Maanta Dunida waxaa laga maamuusayaa maalinta loo goonida yeelay la dagaalanka Musuqa ama wax is dabamarinta, waxaana la soo bandhigaa dalalka ugu badan ee xatooyada ka dhaceen & kuwa meel wanaagsan ka gaaray kahortagga. Musuqa waa qorshaha wax loo bixiyo oo si kale loo maamulo ama la geliyo gacan aan ahayn tan loogu talagalay, inta badan waxa uu ka dhacaa Hay’adaha,...

Jen. Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu difaaco Musharaxiinta Madaxweynaha ee shirarka uga socda Hotelka Jazeera, kaddib markii ay dhowaan soo baxday in Jeneraal ah loo magacaabay Taliyaha Amniga Musharaxiinta. Yuusuf Indha Cadde oo wareysi siiyay idaacada Kulmiye ayaa sheegay in iyadoo aan la magacaabin uu xitaa diyaar u yahay inay...

Sida lagu sheegay warbixin cusub, hubka u socda kooxda Xuutiyiinta Yaman ee ka yimaada Iraan wuxuu sii maraa qeybo ka mid ah xeebaha Bari ee Soomaaliya, waxaana kala gudbisa koox Soomaali ah. Sida ku xusan warbixinta, waxaa la qabtay markab la sheegay in uu gacanka Iraan ka soo daabulay hub loo waday maleeshiyaadka Xuutiyiinta ee ka dagaallamo Yemen. Waxaa arrintaas laga...

Amiirka Kuwait Sheikh Nawaf al-Ahmad al-Sabah ayaa dib ugu magacaabay Sheikh Sabah al-Khalid al-Sabah raiisul wasaare kadib doorashadii baarlamaanka ee ka dhacday dalkaasi, oo wajahaysa dhaqaale xumo tii ugu xumeyd muddo tobanaan sano ah. Sheikh Nawaf ayaa weydiistay Sheikh Sabah inuu soo magacaabo xubnaha golaha wasiirada cusub si loo ansixiyo, warbaahinta dowlada ayaa...

Dowladda Biritain ayaa amartay in digaaga iyo qaar kale oo ka mid ah shimbiraha lagu haayo guryaha wixii ka bilawdo 14 bisha December si looga hortago faafidda hergabka shimbiraha. Madaxa xanaanada ee dalka UK ayaa go’aankan gaaray kaddib markii ay kiisaska heergabka laga helay shimbirahaan ay sii kordheen. Halista uu dadka u gaysan karo cudurkan ayaa ah “mid aad u...

Dabkaan oo geystay khasaaro isugu jira mid nafeed iyo mid hantiyadeed ayaa waxaa uu Maanta ka kacaySuuq ku yaalla Xaafada 7aad ee Magaalada jigjiga gaar ahaan Suuqa cusub ee loo yaaqaano taywanka. Goobjoogayaal ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay in dabka marka hore hal Dukaan uu ka bilaawday, balse markii dambe uu ku faafay goobo ganacsi oo kale, waxaana uu sababay geerida...

Ciidanka ammaanka maamulka Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb ayaa gacanta kusoo dhigay rag hubeysan oo Maleeshiyaad ah oo saakay Nin Caan ka ahaa gudaha Caasimadda Galmudug ku dilay duleedka Magaaladaas. Ciidanka amniga oo saacadihii lasoo dhaafay waday howlgal qorsheysan oo lagu doonayay in raggaas lagu soo qabto ayaa ugu dambeyn gacanta kusoo dhigay raggii hubeysnaa...