Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Magaalada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo waxaa ka socda dhaq-dhaqaaqyo ciidan, kadib markii Xukuumadda Soomaaliya ay sheegtay in Kenya abaabuleyso Jabhad weerarta Magaaladaas oo ku sugan Mandheera. Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa sameystay saldhigyo cusub, shacabka ayaa hadal haya hadallada ay is dhaafsadeen Xukuumadda Federaalka & DG Jubbaland oo Wasiirkooda Amniga...

Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ahna guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan ayaa Booliska JFS ugu hambalyeeyay sanadguurada 77-aad ee aas aaska ciidanka Booliska oo ku asteysan 20-ka December. Guddoomiye Mursal ayaa bogaadiyay dowrka wanaagsan ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed ka qaadanayaan sugida amniga guud ee dalka. Ciidanka...

Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale ayaa ku baaqay in la joojiyo isu imaatinka Shacabka iyada oo laga fogaanayo waxyeelo gaarto sabab la xiriirta xaaladda ammaanka dalka. Xundubey ayaa sheegay in halkii meel la isugu keeni lahaa shacab aan la damaanad-qaadi Karin ammaankooda in ay ka habboon tahay in warbaahinta loogu gudbiyo fariinta mas’uuliyiinta...

Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay weerartay Deegaanno hoostaga Ismaamulka Wajeer dhulka Soomaalida Kenya maamusho, waxaana ka dhashay iska hor imaadkaas khasaare kala duwan sida ay hadalka u dhigtay. Weerarka ayay sheegtay Al-Shabaab in ay ku qabsatay Saldhigyo Ciidan, kadib markii Askarta kenyanka ah ay isaga baxeen, waxaana ay tilmaamtay in gacantooda uu soo galay Guddoomiyaha...

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa War Cusub kasoo saartay xaaladda Gobolka Gedo oo ay ku sugan yihiin Ciidamo k tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaasi oo kal horey lagu daabulay halkaas. War-saxaafadeed kasoo baxay Jubbaland ayaa waxaa dowladda loogu eedeeyay inay faragelin iyo khal-khalka amni ka waddo Gobolka Gedo, ayna ka xun yihiin xaaladda mudada dheer ka jirta...

Maalinta berri ah ayaa lagu waddaa in dalka Jabuuti uu shir uga furmo madaxda Urur gobolleedka IGAD, kaasoo looga wada-hadali doono arrimo la xiriira xaaladihii ugu danbeeyay ee gobolka. Shirka ayaa siweyn diirrada loogu saari doona xaalada gobolka Tigrayga oo ay ku dagaalameen ciidamada difaaca Qaranka Itoobiya iyo Jabhda TPLF iyo waliba khilaafka labada dal Soomaaliya...

Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arrimaha dibadda dalka Malawi, Eisenhower Mkaka ayaa maanta soo kaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa, isaga oo booqasho rasmi ah ay uga billaabatay Somaliland. Eisenhower ayaa noqonaya mid ka mid ah ma’suuliyiintii ugu sarreysay ee booqda Somaliland, oo ku dhawaad 30-sano ka hor ku dhawaaqday iney ka...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa ka qeyb galay aas qaran oo loogu  sameeyey Gaalkacyo saraakiishii qaybta 21 aad ee ciidanka Xoogga dalka oo shalay ku dhintay qarax ka dhacay Xarunta gobolka Mudug. Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Gen. Odawaa Yuusuf Raage iyo Taliyaha...

Darawalada Gaadiidka kala duwan ee ka Shaqeeya Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari Puntland ayaa waxaa ay dhigheen banaanbax, iyaga oo shaqa joojin sameeyay. Darawalada ayaa waxaa ay ku sheegeen sababta ay Shaqa joojhinta u sameeyeen inay tahay kadib markii la diiday  isticmaalka lacagta Shillinak Soomaaliga ah, caqabadaas oo maalmihii la soo dhaafay ka taagneyd...

Qaraxaan oo geystay khasaaro dhimasho ah  ayaa waxaa uu Maanta ka dhacay Xaafada Howl-wadaag ee Magaalada Beledweyne, iyada oo jugtiisa siweyn looga maqlay Xaafadaha Magaaladaas. Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa waxaa uu sigaar ah uga dhacay laamiga Bacadada re Xaafada howl-wadaag, waxaana ku dhintay Hal Askari oo ka tirsanaa maleeshiyaadka macawuusleeyda...