Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyey ciidamada Xoogga dalka iyo Al-Shabaab oo xalay ka dhacay qeybo ka mid ah gobolka Baay ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Somalia. Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa ka dhashay weerar ay Al-Shabaab ku qaadeen saldhiyo ciidamada dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed ay ku lee yihiin degmada Diinsoor...

Kalfadhiga 1aad Kulankiisa 12 ee Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle oo uu Shir Gudoominayey Gudoomiyaha Baarlamanka Hirshabelle Dr. Cabdixakim Luqmaan xaaji Muxumed ayaa kaqabsoomay Caasimada Hirshabelle ee jowhar Ajendaha Kulankaan ayaa ahaa Ansixinta Miisaaniyada Sanadka 2021 ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle Ugu horeyn Wasiiru Dowlaha Wasaarada Maaliyada Xildhibaan...

Khilaaf siyaasadeed oo u dhaxeeya guddoomiyaha County-ga Gaarisa Cali Bunow Qorane iyo ku-xigeenkiisa Cabdi Dhaqane Muxumed ayaa sare usii kacaya. Xiisaddan siyaasadeed ayaa soo shaac baxday kadib markii maxkamd ku taalla magaalada Nairobi ay musuq maasuq ku eedaysay Cali Bunow Qorane, go’aankaas oo guddoomiyaha ku amray in aanu xafiiskiisa u shaqo tagin. Qaar kamid...

Shir ay isugu yimaadeen maamulka gobolka Benaadir,Wasaaradda Ciyaaraha iyo dhalinyarada iyo xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta ayaa lagu go’aamiyay Maalinta rasmiga ah ee la ciyaarayo Fiinalaha Tartanka Kubbadda Cagta Maamul Goboleedyada & Gobolka Banaadir. Qoraal kasoo baxay Xiriirka kubadda cagta Soomaaliya ayaa lagu xaqiijiyay in fiinaalaha tartanka maamul...

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxaa uu amar culus kusoo rogay hay’adaha ka Shaqeeya dhinaca arrimaha Bulshada, sida dhamaan Hey’addaha NGO’s ka National iyo International ee ka Howlgala Degmooyinka Gobolka Banaadir. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiye kuxiegenka Arrimaha Bulshada Maamulka gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir oo la ogeeysiiyay dhamaan Mas’uuliyinta...

Shalay Gelinkii dambe ayaa qorshuhu ahaa in Magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal uu ka furmo shirka Aragti wadaaga Machadka Hiratage, hayeeshee sababo la xiriira hoolka lagu qaban lahaa Shirka oo dadka la casuumay qaadi waayay uu u baaqday. Maanta oo Arbaco ah aya la filayaa in Magaalada Garoowe in uu shirka ka furmo, waxaana ka qeyb-galaya, Guddoomiyeyaasha labada...

Faah faahino dheerad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan weerar geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac , kaas oo ka dhacay degaan ka tirsan gobolka Hiiraan ee maamulka Hir-Shabeelle. Maleeshiyaad hubeysan ayaa waxa la sheegay in ay rasaaseeyeen gaari ay sarnaayeen dad Shacab ah xilli uu marayay inta u dhaxeysa Magaalooyinka Matabaan iyo Baladwayne. Inta la xaqiijiyay...

Ciidanka Itoobiya ayaa sheegay in ay heleen 13 gantaal oo lagu qariyay baqaar si gaar ah loo leeyahay oo ku yaala magaalada Mekelle ee xarunta gobalka Tigray. Gantaalada ayey tilmaameen ciidanka Itoobiya in yihiin noocii ay TPLF u adeegsatay weeraradii ay ku qaaday magaalooyinka Bahr Dar ee ismaamulka Amxaarada iyo magaalada Asmara ee xarunta dalka Eritrea. Waxay sheegeen...

Guddiga heer dowlad gobaleed ee ka kooban min 11-ka xubnood ayaa la filayaa in ay tagaan Baydhabo, Jowhar iyo Dhuusamareeb, waxaana la sheegay in ay qaban qaabin doonaan doorashada xubnaha aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Qaar ka mid ah xubnaha guddiga ee heer dowlad gobaleed ayaa sheegay in madaxda dowladda Soomaaliya la hadleen maamulada qaar islamarkaana lagu...

Ayada oo ciidamada Mareykanka ee tababaray ay Soomaaliya ka baxayaan, ayaa sarkiisha Danab ee hadda iyo kuwa hore, waxay cabsi ka muujinayaan in madaxda dowladda Soomaaliya ay u adeegsadaan faro-gelin siyaasadeed. “Markii hore, haddii dowladda ay isku daydo inay faro-geliso Danab, oo ay u adeegsato siyaasad macno darro ah, Mareykanka ayaa ahaa kuwa dhihi jira ‘Maya...