Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Faah-faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal ka dhacay Gobolka Plateau ee dhaca Bartamaha Dalka Nigeria Waqooyiga Qaaradda Afrika oo ay ku dhinteen ugu yaraan 76 ruux halka ay dhaawacmeen tiro kale. Mas’uuliyiin katirsan Ciidamada ammaanka ayaa sheegay in khasaaraha uu intaas ka badan karo maadaama dadka dhaawaca qaarkood dhiig-bax ku yimid...

Qoysaska bad maaxiyiin la socday Markab ganacsi oo ay bishaan december afduubteen kooxaha burcad badeedda Soomaalida, ayaa walaac ka muujinaya xaaladda nololeeed ee wiilashooda. Sarkaal ka tirsan ururka badmaaxiinta Myanmar oo magacooda loosoo gaabiyo MSF, ayaa war qoraal ah oo uu soo saaray ku sheegay in wali qoysaska la haystayaasha aysan u suurtagelin in ay xiriir la...

Waxaa sii xooggaystay ololaha Doorashada Dowlad-Goboleedka Puntland iyada oo maalinba maalinta ka dambaysa ay sii kordhayaan musharrixiinta isusoo taagaysa qabashada Xilka Madaxweynaha & Ku xigeenkiisa ee Dowlad-Goboleedkaas. Musharrixiinta kala aragtida duwan ayaa mid weliba waxa uu dhaqdhaqaaq siyaasadeed ka wadaa Magaalada Garoowe xarunta Dowlad-Goboleedka Puntland...

Taliyaha ciidanka lugta ee xoogga dalka Soomaaliyeed, Gen. Dayax Cabdi Cabdulle ayaa sheegay in ka badan 80 Alshabaab ah in lagu qaarajiyay dagaallo 48 saac ee ugu dambeeyay ka dhacay degaannada Caad iyo Baraag Sheikh Ismaaciil oo hoos yimaada degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Taliyaha ciidanka lugta oo saakay la hadlayay warbaahinta dowladda, ayaa sheegay in...

Guddiga Arrimaha Dibadda, iskaashiga Caalamiga,Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Aqalka Sare oo gudnaya waajibaadka ka saran kor joogtaynta iyo la xisaabtanka Hay’adaha Dowladda, ayaa xafiiskooda ugu yeeray masuuliyiinta Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha oo uu hoggaaminayay Wasiirka wasaaradaas Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan...

Taliska guud ee nabad galyada waddooyinka Puntland, ayaa sheegay in 54 qof ay ku geeriyoodeen, 800 qof ay ku dhaawacmeen shilalkii gaadiid ee ka dhacay degaanada Puntland sanadkan sii idlaanaya ee 2023. Taliyaha nabad galyada waddoyinka Puntland, G/sare Fataax Siciid Sulayman (Afrikaan), ayaa sheegay tirada shilalka la diiwaan galiyay inay yihiin 17,011 shil, kuwaas...

Ciidamada Hindiya ayaa lagu eedeyay in ay dad rayid ah ku dileen gobolka lagu muransan yahay Kashmiir. Shacab badan oo carreysan ayaa isu soo baxay, iyaga oo muujiyey sida ay u diidan yihiin dilka saddexda qof. Sida laga soo xigtay qoysaska, saddexda nin ee la dilay ayaa lagu kala magacaba Mohammad Showkat, 22, Safeer Hussain, 45, iyo Shabir Ahmad, 32. Ka hor dilkooda...

Taliska Ciidanka Dhulka ayaa ka hadlay dagaal xooggan oo  shalay ka dhacay deegaanka Caad, kaasi oo u dhexeeyay Ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo dagaalamayaasha AL-Shabaab. Taliyaha Ciidanka Dhulka Gen. Dayax Cabdi Cabdulle, oo la hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka Caad lagu dilay dagaalamayaal ka tirsan AL-Shabaab islamarkaana...

Qoysas caruur iyo haween u badan oo muddo laba maalin ah ku go’doonsanaa fatahaad saameysay degaano hoos taga degmada Jamaame ayey ciidamada Jubaland soo badbaadiyeen. Xubno isugu jira Xildhibaano heer Federaal ah, Wasiiro ka tirsan Jubbaland, siyaasiyiin, Lataliyaal sare aqoonyahano iyo masuuliyiin kale ayaa socdaal ku tagay degaanada waqooyi ee gobolka Jubada hoose...

Goobaha ka caaggan in colaaduhu saameeyaan sida Isbitaallada, Xeryaha Qaxootiga & Guryaha Rayidka ayay Ciidamada Israaiil waxa ay ku qaadeen duullaan toos ah oo askartoodu lugta ku galeen & duqayn xooggan oo ay ku garaaceen. Maalmihii u dambeeyay askarta Yuhuudda ayaa bartilmaameed ka dhigtay meelo kala duwan sida Isbitaallada la gaynayo Dadka ku soo dhaawacma...