Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Ciidamada Difaaca Israa’iil  ayaa sheegay in toban askari lagu dilay dagaallo ka dhacay Qaza Sabtidii, iyadoo jimcihiina la dilay shan kale taasoo ka dhigaysa qaar ka mid ah maalmihii ugu dhimashada badnaa ciidamada Israa’iil tan iyo markii uu dagaalka billowday. Tobanka askari ee la dilay Sabtidii, shan ka mid ah ayaa lagu dilay koonfurta Gaza, afar kalena waxaa...

Goobaha waxbarashada ee ku yaalla magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa dib loo furay kadib markii in muddo ah ay xirnaayeen islamarkana ay saameyn ku yeelatay fatahaadii webiga shabeelle ee ku dhuftay magaalada baladweyne . iskuulka Hormuud oo ka mid ah iskuulada ay wax ka bartan arday badan ayaa si rasmi ah loo furay. Mid ka mid ah macalamiinta iskuulka...

Qarax lagu xirey gaari noociiisa yahay Noha oo ay leedahay shirkada isgaarsiinta Hormuud oo shalay ka dhacay degmada Hiliwaa ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku dhintey  Cabdiwahaab Cismaan Axmed oo ahaa shaqaale ka tirsan xarunta ay shirkadda isgaarsiinta Hormuud ku leedahay degmada huriwaa, halka sidoo dhaawacyo halis ah ka ay soo gaareen labo hawl-wadeeno oo kale. Qaraxaan...

Ciidamada ammaanka ee dalka Kenya ayaa Sabtidii shalay soo qabtay sarkaal kamid ah ciidamada dalkaas oo looga shakiyay inuu gacan saar la leeyahay kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya, sidoo kalena weerarta dalkaasi. Sarkaalka lasoo xiray ayaa ka howl-galayay deegaanka Likono ee ismaamulka Mombasa, wuxuuna Kenya u qaabilsanaa qorista ciidamada cusub ee ku biiriya...

Faah faahino ayaa laga helayaa dagaal xooggan oo u dhexeeya ciidanka xoogga dalka, kuwa deegaanka ee macwiisleyda iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa Maanta ka socda degaanka Jeex jeex oo hoos-taga Magaalada Caad ee Koonfurta Gobolka Mudug. Dagaalkan ayaa waxaa uu ka danbeeyay, kadib markii ciidanka kumaandooska DANAB ay weerar ku qaadeen goobo ay isku aruursanayeen dagaalyanada...

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 143-aad ee guutada 14-ka October ayaa galinkii dambe ee shalay ilaa xalay hawlgallo culus oo ka dhan ah dagaalamayaasha Al-Shabaab ka wada tuulooyinka kala ah Mareereey, Moordiile, Raqayle iyo Caanoole oo hoostaga deegaanka Sabiid ee degmada Afgooye. Howgalladan ayaa Shabaab looga saaray dhul beereed, iyadoo la burburiyay fariisimo...

Darawalada Gadiidleyka xamuulka ee ka Howlgala Muqdisho iyo Gobolada dhexe ayaa Cabasho ka muujinaya Isbarooyin lasoo dhigay Degaano katirsan Hirshabelle. Mid kamida Gadiidleyda oo la hadlay warbaahinta waxa uu sheegay in Hirshabelle ay ka qaado Canshuur gaara ah Isbarane ay u dheertahay. http://www.reegaay.com/wp-content/uploads/2023/12/codka-1.mp3 ...

Taliska ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta kusoo dhigeen oo la xiray eedeysane dil kas geystay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, kaasi kasoo baxday laamaha amniga dalkaasi. War Qoraal ah oo kasoo baxay Booliska Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo gudanaya waajib ka saaran ilaalinta...

Wasiirka Hawlaha Guud Dib-u-Dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh Bashiir ayaa kulan la qaatay dhigiisa Dalka Tunisiya Sarratt Zaafrani Zenzri. Kulanka labada Wasiir ayaa diirada lagu saaray sidii ay iskaashi uga yeelan lahaayeen Tunisia iyo Somalia arrimaha dhaqaalaha, maalgeshiga amniga iyo xoojinta xiriirka labada...

Boqor Burhaan Boqor Muuse  oo kamid ah Isimmada dhaqanka ee Puntland ayaa ku baaqay in la ay isugu yimaado shir degdega ah oo looga tashanayo aayaha Puntland. Boqor Burhaan ayaa sheegay inuu ixtiraamayo soona dhoweeyay go’aanka ay qaateen isimmadda SSC- Khaatumo, wuxuuna sheegay in go’aankooda uusan wax dhibaato ah u geysan doonin jiritaanka Puntland. “Waxaan...