Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Cidamada dowlada Djibouti maamulka gobalka hiiraan iyo kan degmada baladweyne ayaa rashin u qeybiyey 1000 kun qoysas oo dan yar oo ku nool deeganka ceel jaale ee duledka magaalada baladweyne. nadar tabaax maalin duqa magaalada baladweyne oo ugu horeyn ka hadashay ayaa shegtay in dadka raashiinka la siyay ay gaarayaan 1000 qoys oo dan yar ah waxana baaq ay u dirtay dowlada...

Qaar kamid ah warbaahinta madaxbaan ayaa ogaatey Qorshe halis ku ah Doorashada lafilaayo in ay ku qabsoonto Dalka Soomaaliya dhamaadka Sanadkan 2020. Ilo wareedyo ku dhow dhow villa Siomaaliya ayaa sheegey in uu jiro qorshe xooga lagu saarayo soo laabashada madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Qorshan ayaa lasheegey in ay soo diyaarisey Hay’ada...

Wararka laga helayo Magaalada laas-Caanood ee Xarunta gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in laba Carruur Walaalo ah ay geeriyoodeen, kadib markii ay ku dhaceen meel Biyo ku jiraan oolagu dabaasho. Goobta ayaa waxaa las heegay in markii hore ku dhacay mid kamid ah Carruurta, balse midka kale oo doonayay in uu soo badbaadiyo Walaalkiis uu isagana ku dhacay, isla markaana...

Waxaa dib loo furay Bundada liq liqato taas oo maalmihii ugu danbeyay xerneed ka dib markii wabiga shabeele biyo badn keenay masulinta maamulka degmada baladweyne ayaa ka hadlay sababta keentay in buudadan markii hore la xero. Hoos ka dhageyso warbixin ku saabsan. http://www.reegaay.com/wp-content/uploads/2020/10/Bundada-liq-liqato-ee-magalada-baledweyn-oo-dib-loo-furay-kadib-markii-mudo-xerneed.mp3 ...

Madaxweyne farmaajo, Madaxda Dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaqadir ayaa soo saaray jadwalka iyo habraaca doorashoyinka Soomaaliya iyo waliba shurudaha laga doonayo musharixiinta Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya. Hoos Ka Akhriso  Shuruudaha laga rabo musharaxiinta u tartamaya Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka:. In uu yahay muwaadin Jamuuriyadda...

Madaxweynaha dalka  Mareykanka Donald Trump ayaa bartiisa Twitterka ku shaaciyay in laga helay cudurka Covid-19. Madaxweynaha ayaa sheegay in isaga iyo Marwada Koobaad ee dalkaasi laga helay cudurka ayna bilaabeen inay iskarantiilaan sidoo kalana ay mari doonaan habkii ay cudurkaasi uga soo kabsan lahaayeen. Arrintan ayaa timid kaddib markii mid ka mid ah lataliyaashiisa...

Madaxweyne Farmaajo, Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo maalmahaan uu shir uga socday Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa waxaa ay soo saareen jadwalka doorashoyinka Soomaaliya. Jadwalka ay soo saareen Madaxda ayaa ka kooban, halka ay ka dhacayaan doorashooyinka Xildhibaannada labada Aqal tira walba ee lagu soo dooranayo degaannada...

Al-Shabaab ayaa waxaa ay sheegeen in uu isku soo dhiibay askari ka tirsanaa Ciidamada Dowlad Goboleedka Jubbaland, isla markaana uu ka howlgeli jiray degaano ka tirsan gobolada Jubbooyinka gaar ahaan Xerada Baar-Sanguuni. Askariga oo Magaciisa lagu sheegay Sadaam Macallim Buule ayaa Shabaab sheegene in muddo Saddex sano ah uu ka tirsanaa Ciidamada Jubbaland, balse ugu...

Ciidmada  ilaalada xeebaha  Tuunis ayaa sheegay inay soo heleen 6 mayd oo baddu soo tuftay. Mas’uul ka tirsan ciidamada ayaa warbaahinta u sheegay in lixda mayd kala ahaayeen 3 rag iyo 3 dumar kuwaas oo loo badinaayo inay ahaayeen muhaajiriin kusii jeeday xeebaha Talyaaniga. Ciidmada ilaalada xeebaha ee dalkaas ayaa baadi goob sii wada iyagoo aaminsan inay jiri karaan...

Madaxweyne Farmaajo, Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa kulamo ay ku yeesheen xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya  ayaa waxaa ay ku heshiiyeen xilliga la qabanayo doorashooyinka Baarlamaanka iyo tan Madaxweynaha. Wararka laga helay kulanka ayaa waxaa ay sheegayaan in Madaxda ay ku heshiiyeen in Kursiga ugu horeyo ee Doorashada Barlamaanka...