Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Itoobiya ayaa soo saareysa lacag cusub, tan oo Ra`iisul Wasaare Abiy Ahmed uu ku sheegay in wax looga qabanayo howlaha sharci darrada ah iyo musuqmaasuqa. Naqshadda cusub ee lacagaha 10, 50 iyo 100 Birr ayaa la sameeyay waxaana sidoo kale la soos aari doonaa baalweynta 200 oo cusub. Mr Abiy ayaa bartiisa Twitter-ka ku soo wadaagay lacagaha cusub. Wuxuu sheegay in la adkeeyay...

Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa la sheegay inay howlgal ka fuliyeen inta u dhaxeeysa degmooyinka Bardaale iyo Awdiinle ee Gobolka Baay, howlgalkaas oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab. Mas’uuliyiin ka tirsan laamaha Ammaanka Koonfur Galbeed ayaa waxaa ay sheegeen in Ciidamada ay toogasho ku dileen Sarkaal caanka ahaa deegaannada Maamulkaas, kaas...

Booliiska Uganda ayaa sheegay in 13 qof la soo xiray kaddib markii ugu yaraan lix qof oo u dhashay Suudaanta Koofureed lagu dilay xero qaxooti oo ku taalla waqooyi galbeed dalkaas. Xerada Rhino, oo hoy u ah 100,000 oo qaxooti ah, ayaa la weeraray kaddib markii nin xoolaley ah oo deegaanka u dhashay ay dhibaato u geysteen qaar ka mid ah qaxootiga Suudaanta Koofureed. Milatariga...

Mas’uuliyiinta Sare ee Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya oo ku sugan degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo ayaa Maanta soo geba-gabeeyay dhageysigda dacwadda Nin lagu eedeeyay in uu ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab oo mar isa soo dhiibay balse si hoose ula Shaqeynayay. Ninkaan ayaa waxaa lagu Magacaabaa Farxaan Maxamuud Xasan, waxaana Xeer ilaalinta Maxkamadda...

NISA OO DHISTEY HOGAAN LAGU MAGACAABO HOGAANKA DABAGALKA SIYAASIYIINTA WAXAANA AMREY MD FARMAAJO. shaqooyinka uu qabto hogaankan iyo shaqsiga loo dhiibey. Sarkiisha wax ka ogaa dhismaha Hogaankan oo mgacooda qariyey ayaa sheegey in Hogaanka Dabagalka Siyasiyiinta loo sameeyey in ay qabtaan shaqooyinka soo ocoda. in ay Qalqal geliyaan siyaasiyiinta Tunka weyn ee loo maleynayo...

Mas’uuliyiinta Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomalaiya oo ku sugan degmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ay Maanta soo geba-gabeeyeen dhageysiga dacwad loo heysto Shan askari oo ka tirsan Ciidamada ay Dowladda Soomaaliya geysay degmadaas. Aaskarta oo Shan ah ayaa la sheegay inay weerar ku qaadeen Ciidan Boolis ah oo ku sugnaa Bar-koontorool oo ku taalla...

Dowladda Yugaandha ayaa dhawaan hakisay howlihii ay wadeen 208 urur oo ka shaqeeya arrimaha qaxootiga. Hay’adaha ayaa shaqada looga joojiyay sababo la xiriira u hogaansanaan la’aanta shuruucda Uganda. Kaliya 69 hay’ado gargaar ayaa hadda loo ogolaaday in ay caawiyaan 1.4 milyan oo qaxooti Ugandha ah. Tani waxa ay ku soo beegmaysaa xilli dhibaatada qaxootiga dalku...

Kulan lagu sheegay mid aan caadi ahayn ayaa hadlayay qaadista canshuurta Guryaha ku yaalla Caasimadda oo dhexmaray mas’uuliyiin katirsan Gobolka Banaadir ayaa lagu go’aamiyay in la dardar geliyo qaadista lacagahaas. Waxyaabaha lagu qabanayo canshuurta ayuu maamulka Gobolka Banaadir ku sheegay saddex qaybood oo ah: Waxbarashada Ardayda, Caafimaadka iyo Dhismaha waddooyinka...

Silvia Romano oo dhalasho ahaan ka soo jeeda wadanka Talyaaniga ayaa loo magacaabay danjiraha qaaradda Yurub ee la dagaalanka Islaam naceybka, sida ay maanta shaacisay Jariirada afka dheer ee La Repubblica. Haweeneydan oo ay horey Al-Shabaab uga soo afduubteen gudaha dalka Kenya, islamarkaana muddo ku heystay Soomaaliya ayaa qaadatay Diinta Islaamka waxaana ay la baxday...

Boqolaal dadweyne ah oo ka careysnaa falkii arxan darrada ah ee lagula kacay marxuumad Xamdi Maxamed Faarax ayaa maanta dibad-bax ka dhigay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, gaar ahaan Waabari. Dadkan oo u badnaa dhalinyaro iyo haween ayaa isugu tegay afaafka hore dhismaha dabaqii lagu kufsaday, laguna dilay marxuumadda, iyaga oo dab qabad-siiyey. Sidoo kale qaar ka...