SHAQA NOOCEE AH AYEY QABTAAN HOGAANKA DABA GALKA SIYAASIYIINTA NISA

by admin | Monday, Sep 14, 2020 | 372 views

NISA OO DHISTEY HOGAAN LAGU MAGACAABO HOGAANKA DABAGALKA SIYAASIYIINTA WAXAANA AMREY MD FARMAAJO.
shaqooyinka uu qabto hogaankan iyo shaqsiga loo dhiibey.

Sarkiisha wax ka ogaa dhismaha Hogaankan oo mgacooda qariyey ayaa sheegey in Hogaanka Dabagalka Siyasiyiinta loo sameeyey in ay qabtaan shaqooyinka soo ocoda.

  1. in ay Qalqal geliyaan siyaasiyiinta Tunka weyn ee loo maleynayo in ay u Xonqal taagayaan qabshada kursiga ugu sareeya iyo kuwa aadka udhaliila siyaasada Farmaajo.
  2. Hogaankan oo lahoos geeyey ciidamo loogu magacdarey “Ilaalada Shacabka” kuwaas oo lagu soo tababarey magaalada Asmara ee Dalka Ereteriya kuna hubeysan Bastoolado ayaa lasheegey in ay u howl galaan Sida shabaabka ayadoo ay adagtahy in lakala saaro falalka ay Geystaan iyaga iyo Shabaabka maadaama isku si ay howl galada u fuliyaan.
  3. Hogaanka Dabagalka Siyaasiinta waxey aruuriyaan macaluumadka siyaasiyiinta mucaaradk ah ayagoona mar marka qaar u hanjaba siyaasiyiinta qaar si ay u cabsi geliyaan ayagoo usheegaya goobta uu joogo iyo arimihiisa gaarka ah.
    waa kuma Shaqsiga loo magacaabey Hogaankan

Cabdullahi Dheere waa Teliyaha Hogaanka Dabagalka Siyaasiyiinta, waa Ninka labaad ee ku xige Fahad Yaasiin wuxuuna heestaa Dhalasho Qatarian ah, wuxuu kamid ahaa Ururkii Xisbul islaam.
waa nin aad isku qariya waana lateliyaha gaark ah ee Fahad Yaasiin waxaa lasheegaa in Fahad aanu talaabo aanu kala tashan Col. Cabullahi Dheere, wuxuu kasoo jeedaa Kelinka 5aad.
MD farmaajo ayaa Sarkaalkan u doortey in uu kala shaqeeyo soo laabashadiisa wuxuuna ku qancey shaqadiisa.

Xagee ka howl galaan Hogaanka Dabagalka Siyaasiyiinta
waxey ku xoogan yihiin goobaha siyaasyiinta mucaaradka Deganyihiin iyo shirarka siyaasadeed waxeyna adeeg sadaan xildhibaano iyo siyaasyiin caan ah.

Like it? Share it!

Leave A Response