Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdigiisa maalmahan ku sugnaa dalka Jabuuti ayaa kulan la qaatay Wasiirada Wasaaradaha Amniga, Arrimaha gudaha iyo Taliyeyaasha Ciidamada Dalka Jabuuti. Kulanka ayaa waxaa diirada lagu saaray amniga iyo sidii ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka AMISIOM ay uga qeyb qaadan lahaayeen howlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab. Sidoo...

Orod-yahanka caanka ah ee UK, Mo Farah oo afar jeer ku guuleystay tartanka orodka Olambikada ayaa guul weyn ka gaaray tartanka orodka ee Diamond League ee ka dhacday magaalada Brussels, isaga oo dhigay rekoodh yaableh. Mo Farah, oo horey ugu guuleystey tartamada 5,000 illaa 10,000m oo ka kala dhacay London iyo Rio Olympics, ayaa hada orday 21.330 kiilo mitir oo saacad...

Askari horay uga tirsanaa ciidanka Difaaca Uganda oo ku dhaawacmay weerar uu kala kulmay Al Shabab gudaha Soomaaliya ayaa u barooranaya in magdhow la siiyo. Toby Wandaba oo lahadlay bogga ChimpReports  ayaa u  sheegaya in asaga iyo asxaab kale ay ku dhaawacmeen weerar ay kala kulmeen Al Shabaab 2015, Ka dibna dhaawiciisa la dhigay Nairobi iyada oo aan la siin dib u eegis...

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garowe ee caasimadda Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in Magaaladaasi lagu dilay nin ka mid ahaa xoogsatada Magaalada. Ninka la dilay ayaa lagu Magacaabi jiray Yaasin Aways Maxamed oo kamid ahaa dadka xoogsatada ah ee kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya, gaar ahaana magaalada Jawhar. Ninkaan ayaa loo dilay sababo la xariira in wadada xirmatay...

Maxamed Sheikh Cusmaan  oo ah xeer ilaaliyaha dowlad goboleedka Jubbaland ayaa laamaha Amniga iyo Ciidanka Booliska Jubbaland  amray in ciidanka booliska Jubbaland ay raacaan hanaanka dhinaca sharciga sida marka booliska ay soo qabtaan qof eedaysane ah in uusan xabsiga lagu haynin 48 saac ka badan,hadii qof kaas lagu hello faldanbiyeedna ay 48 saac gudahood ku horkeenaan...

Dagaal yahanada Shabaab ayaa dil toogasha ah ku fuliyay Afar nin oo ay ku eedeeyeen in ay u basaasi jireen Sirdoonada Caalamka. Xukunkan oo ay ka fuliyeen fagaare ku yaala degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe ayaa waxaa daawanayay qaar boqolaal shacab ah ku nool degmaasi, laguna wargaliyay in ay soo xaadiraan fagaarahaan. Dadka la toogteen waxaa ku jiray Macalin Dugsi...

Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa waxaa ay howlgal qorsheysan oo dad lagu qab qabtay ka fuliyeen Xaafado ka tirsan Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Ciidamada ayaa sigaar ah waxaa ay howlgalka uga fuliyeen Xaafadaha Kooshin iyo Xaawo taako, waxaana la sheegay in howlgalka uu salka ku haayo kadib markii Xaafada Xaawa...

Wararka ka imaanaya degmada Jilib ee Gobolka Jubada Dhexe ayaa sheegaya in lakhaarijiyey Madaxii Amniga Dibada Dhaqdhaqaaqa Alashabaab. Duqeyn xoogle oo ka dhacay degmada ayaa lagu soo waramayaa in lagu Dilay saraakiil sar sare kuwaas oo bartilmaameed u ahaa howl galkan oo ay isla kaashadeen sirdoonka soomaaliya iyo Mid kamid ah Dowladaha reer galbeedka sida ay noo sheegeen...

Qaramada Midoobay ayaa 75 sanno jirsaneysa sanadkan. Soomaaliya waxay ahayd xubin ku faanta xubinimadeeda oo ka tirsan QM 60 sanno oo ka mid ah sannadahaas.  Qaramada Midoobay waxaa laga abuuray danbaskii/burburkii ka dhashay Dagaalkii Labaad ee Adduunka, iyada oo ujeeddadu ahayd in la isu keeno ummadaha iyo dadyowga si loo ilaaliyo nabadda iyo amniga, sarena loo qaado...

Waxaa soo shaac baxaya sababo kala duwan oo sababay in genii ahaanba la joojiyo howlihii xafiiska Visa bixinta Turkiga ee magaalada Muqdisho ee “MZ Visa” kadib markii muran uu ka dhashay shaqaale qaab masuq maasuq ah looga keenay xafiiska magaalada Hargeysa laguna badalay kuwii ka howlgalayay xafiiska Muqdisho. Arrintaan ayaa waxaa la ogaaday inay lugaha la gashay...