Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ayaa galabta muddo kooban la wareegay gacan ku heynta deegaanka Camaara ee gobolka Mudug.Dad ku sugan deegaanka Camaara ayaa Caasimada Online u sheegay inay Al-Shabaab wateen gadiid dagaal oo aad u xoogan, waxayna Shabaab dadkii ku sugnaa Camaara u sheegeen inay gudbinayaan Odayaal dhaqameed kasoo baxay magaalada Gaalkacyo ee xarunta...

Shalay Gelinkii dambe ayaa waxaa deegaanka Hataaftimo oo hoostaga Magalada Badhan ee Gobolka Sanaag uu dagaal ku dhexmaray Ciidamo kala taabacsan Puntland & Soomaaliland,waxaana dagaalkaas ka hadlay Soomaaliland. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa sheegay in dagaalkaas uu yimid kadib markii sarkaal ka tirsan Maamulka Puntland ciidamo...

Dowladda Kenya ayaa aad uga hor-timid warqaddii kasoo baxday wakiilka QM ee Soomaaliya James Swan ee loo diray guddiga doorashada Jubaland, taasi oo lagu sheegay in haddii guddiga uusan sameyn is-beddelada hanaanka doorasho ee ay dalbatay beesha caalamka, aysan taageeri doonin natiijada doorashada. Waraasadda arrimaha dibedda Kenya ayaa sheegtay inay aad uga walaacsan...

Adeega EVC Plus-ka ee lacagaha leysugu gudbiyo oo ah adeeg siweyn looga isticmaalo guud ahaanba gobollada Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa saacado kooban maanta hawada ka baxay, lamana sheegin sababta rasmiga ah. Hasse ahaatee, waxaa muuqata in arintan ay  hoos u dhigtay aaminaadii bulshada ee adeegan EVC Plus-ka, gaar ahaan magaalada Beledweyne oo ku dhawaad...

Wararka laga helayo degmada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in dagaal culus uu saakay ka dhacay Saldhig Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ku leeyihiin duleedka Jowhar, kaas oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda & Al-Shabaab. Dagaalka ayaa yimid kadib markii saakay waaberigii hore ay Al-Shabaab weerareen Saldhiga Ciidamada Millateriga...

Howlgal ay sameeyeen Ciidamada Booliska Dowlad goboleedka Puntland ayaa waxaa ay kusoo saareen qaraxyo miino oo lagu Aasay bartamaha Magalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari,sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliska Puntland. Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamud ayaa sheegayaan in Miinadaas ay cadawga Puntland doonayeen inay ku...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho shaqo ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa maanta wada hadallo wax ku ool ah la yeeshay dhiggiisa Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle. Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Canshuur Xasan oo ka warbixiyay kulanka ay yeesheen...

Wasiirrada dekadaha Soomaaliya iyo Qatar, Maryam Aweys Jaamac, iyo Jassim Bin Saif Ahmed Al Sulaiti ayaa si wadajir ah u shaaciyay in la billaabayo dhismaha dekadda Hobyo ee goblaka Mudug.Wasiirka dekadaha Qatar oo Ra’iisul Wasaaraha dalka uga mahadceliyay soo dhaweynta ballaaran ee loogu sameeyo Muqdisho ayaa sheegay in dekadda Hobyo loo dhisayo habka ugu casrisan ee...

Madaxweynaha xukunka lagu tuuray ee dalka Sudan, Cumar Xasan Al-Bashiir, oo dalka xukumay muddo 30 sano ah, ayaa maanta kasoo hormuuqday maxkamad ku taalla magaalada Khartoum, isaga oo wajahaya dacwado musuq-maasuq. Al-Bashiir, oo 75 jir ah, ayaa si qasab ah xukunka looga tuuray 11-kii April, kadib bilo ay socdeen dibad-baxyo ka dhan ah taliskiisa. Xafiiska dacwad oogaha...