Ganacsade lagu dilay Muqdisho

by admin | Saturday, Jul 16, 2022 | 448 views

Ganacsade caan ka ah magaalada Muqdisho oo lagu magacaabo Sheekh Cabdi Faniinte ayaa xalay lagu dilay tabeelaha Sheekh Ibrahim ee duleedka Muqdisho.

Sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka kooxo hubeysan ayaa dilay nabadoonka oo ka mid ahaa ganacsatada waa weyn ee dalka.

Amniga Muqdisho ayaa sii xumaanaya maalmahan ,Dilka iyo dhaca ayaana aad ugu soo batay.

Ciidanka booliiska ayaa gaaray goobta uu dilku ka dhacay, waxaana ay halkaasi ka bilaabeen howlgallo.

Sheekhan ayaa waxay isku deegaan kasoo jeeddaan Sheekh Salaad Ciise oo aha ganacsade oo xalay lagu dilay oo habeen hore lagu dilay degmada Yaaqshid.

Like it? Share it!

Leave A Response