Guddiga doorashada baarlamaanka Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay{AKHRISO}

by admin | Saturday, Oct 31, 2020 | 387 views

Xildhibaan yuusuf Shiikh Xasan Macalin Jeelle ayaa noqday Gudoomiyaha doorashada Guddoonka labaad ee baarlamaanka maamulka Hirshabeelle.

Sagaal Xildhibaan ayuu Magacaabay Gudoomiyaha KMG ah ee baarlamaanka maamulka Hirshabeelle Xildhibaan Maxamuud Siyaad Barqad.

Xildhibaanada baarlaanka Hirshabeele ayaa maanta la dhaariyay.

Doorashada Gudoomiyaha baarlamaanka waxaa lagu waddaa in ay dhacdo shanta bisha soo socoto.

Like it? Share it!

Leave A Response