ICJ oo shaacisay jadwalka Dhageysiga dacwada Soomaaliya iyo Kenya

by admin | Wednesday, Mar 10, 2021 | 352 views

Maxkamada Cadaallada Aduunk ICJ ayaa soo saartay jadwalka dhageysiga dacwada badda Soomaaliya ee ay Kenya moranka galisay.
1- Wareega Koowaad

Monday 15 March 2021 3 p.m.-6 p.m. (Somalia)
Tuesday 16 March 2021 3 p.m.-4.30 p.m. (Somalia)
Thursday 18 March 2021 3 p.m.-6 p.m. (Kenya)
Friday 19 March 2021 3 p.m.-4.30 p.m. (Kenya)
2- Wareega Labaad.
Monday 22 March 2021 3 p.m.-6 p.m. (Somalia)
Wednesday 24 March 2021 3 p.m.-6 p.m. (Kenya)
Magaalada Hogue waxaa ku sugan Masuuliyiin ka socda dowladda Soomaaliya oo uu hoggaaminaayo Raiisul wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed.

Like it? Share it!

Leave A Response