Liiska Baarlamaanka Cusub ee Jubbaland oo lagu dhawaaqay{Akhriso}

by admin | Monday, Aug 12, 2019 | 753 views

 

 

Guddiga Madaxa bannaan ee Xaduudaha iyo doorashooyinka Maamulka Jubbaland ayaa Caawa oo Taariikhdu ku beegan tahay 12/8/2018 waxaa ay ku dhawaaqeen Magacyada liiska Xildhibaannada Cusub ee Jubbaland.

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Jubbaland Xamse Cabdi Barre ayaa akhriyay Magacyada Xildhibaannada Cusub oo gaaraya 73 mudane,waxaana uu sheegay in laba Xubnood ay Baarlamaanka Cusub ka harsan yihiin,kuwaas loo hakiyay sababo farsamo aawgeed.

Waa Baarlamaankii labaad uu yeesho  Maamulka Jubbaland tan iyo markii la Aas’aasay,waxaana la filayaa inay Xidhibaannada doortaan Madaxweynaha Cusub ee uu yeelanayo Maamulkaas.

Hoos Ka Akhriso Magacyada Xildhibaannada Cusub ee Jubbaland.

Like it? Share it!

Leave A Response