Madaxweynaha jubbaland oo Muqdisho soo gaaray

by admin | Saturday, Sep 10, 2022 | 296 views

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.

masuuliyiin ka tirsan goleyaasha dowladda federaalka ayaa ku soo dhaweeyey garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho.

 

 

Waxaa uu ka qeyb gali doonnaa Shirka Madaxda maamul goboleedyada oo Muqdisho ka furmaya.

Shirkaan ayaa diirada lagu saari doonnaa Arrimaha Maaliyada iyo la dagaalanka Al-Shabaab

Like it? Share it!

Leave A Response