Maxaa keenaay hogaan la.aanta wariyasha magaalada baladweyne,{faallo}

by admin | Sunday, Nov 25, 2018 | 838 views

Qaar ka mid ah wariyaasha ka howlga magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegay in ay jiraan dhibaatooyin lagu hayaayo warbahinta madaxa banan ee gobolka hiiran .

 

Qaarka mid ah wariyaasha magaladaas ayaa warbaahinta muqdisho waxay u sheegeen in aytahay wax laga xumaado in wariyasha qaarkood ay sameeyeen wax ka baxsan anshaxa saxaafada,

ka dib markii ay isku dagaaleen sharuur laga gaaqaday maamulka gobolka xubno ka tirsan.

 

wax yabaha hada dhibatada u keenay wariyaasha ayaa ah sharuurta taas oo xubno katirsan maamulka gobolka hiiraan ay siiyaan dad gaar ah.

mid ka mid aha ayaa yiri magaalada baaldweyne hada ma ka jiraan wariyal ee waxaa ka jira kuwo qaab qabiil u shaqeeya,

amana lahan urur ay ku mideysan yihiin,

dhaawan magaalada baaldweyne waxaa booqaday wariyaal ka socday warbaahin kala duwan .

waxaan la sheekeynaya qaarkood waxaa jira dhibaatooyin haysta warbaahinta madaxa banaan wariyasha ka shaqeya.

si an wax badan ugu ogaano dhibatooyinkas ayan waxaan wax ka weydiinay xubno katirsan maamulka gobolka hiiraan waxaana ay noo sheegen dhankooda in ay jiraan dhibaaatooyinka haysta warbaaahinta madax banan.

 

” dhibaatooyin badan ayeey qabaan, ma ahan in loo caga jugleeyo, mamulka ayaa qeyb ka ha isku dirka wiyasaha ayuu yiri mid ka ah wariyashahii aan la kunay.

hadii waxaas oo dhan aan si degdeg wax looga qaban dhibaatooyinkaas waxaa iman doonta ceeb ayuu sii raaciayay .

warbaahinada qaar ayaa lagu tilmaay in qabdhaha lagu kaco anshax xumo,

dhaawaan filo warbixino kale

 

 

Like it? Share it!

Leave A Response