Qaraxyo ka dhacay Iridda Xarumaha CID-da iyo Hoteel Saxafi

by admin | Friday, Nov 9, 2018 | 1047 views

3 Qarax ayaa ka dhacday Magaalada Muqdisho sidda ay Risaala u xaqiijiyeen goobjoogayaal Qaraxyadda ayaa ka dhacay Xarunta CID-da iyo Irida Hore Hoteel Suxufi.

Qaraxyadda ayaa ahaa kuwo si weyn looga maqlay Muqdisho, waxaana jira Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka dhashay Qaraxyadda.

Gaadiidka gurmadka deg deg ah ayaa wadda badbaada dadkii ay waxyeelado soo gaartay.

Like it? Share it!

Leave A Response