Shiinaha Oo Ka Caga Jiidaya Baaritaan Ay Samayn Rabaan Ururka Caafimaadka Adduunka

by admin | Thursday, Dec 17, 2020 | 577 views

Koox ka kooban 10 saynisyahanno caalami ah ayaa u safri doona magaalada Shiinaha ku taalla ee uu ka soo bilowday Covid-19, sida uu sheegay Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO).

Beijing ayaa ka caga jiideysay inay oggolaato in baaritaan madax bannaan lagu sameeyo waxayna qaadatay bilooyin badan oo wada xaajood ah si WHO loogu oggolaado inay tagaan magaalada.

 

Like it? Share it!

Leave A Response