Toos Doorashada Guddoomiye kuxigeennada Golaha Shacabka

by admin | Thursday, Apr 28, 2022 | 435 views

Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada muqdisho ayaa waxaa ka bilaawday doorashada Guddoomiye kuxigeennada qaad iyo 2aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad.

Kulanka ayaa waxaa ku furmay kooraam dhan 197 mudane, waxaana gudoominaya guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka, waxana ku tartamaya ilaa 15 Musharrax, kuwaas oo kala ah.

Musharixiinta Guddoomiye kuxigeenka Koowaad
1: Khadiijo Maxamed Diiriye
2: Maxamad Cumar Caana nuug
3: Maxamad Cumar Ceymoy
4: Sacdiya Xaaji Yaasiin
5: Maxamad Nuur Abubakar Shariif Mustafa
6: Maxamad Cabdiqadir Jeego
7: Cabdiraxman Cabduqaadir Cadde
8: Cabdikariin Cabdow Xeydar.
Musharrixiinta Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka.
1: Cabdulaahi Cumar Abshirow
2: Mahad Cabdalla Cawad
3: Maxamad Xuseen Abuukar
4: Asad Cabdirisaaq Maxamad
5: Axmad Aadan Axmad
6: Saciid Maxamad Cali
Like it? Share it!

Leave A Response