Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SJS oo tababar ka furay baladweyne.

by admin | Monday, Dec 26, 2022 | 199 views

Somali Journalists Syndicate – SJS ayaa magaalada #Beledweyne ka furtay wareeg kale oo ka mid ah tababarrada lagu dhisayo xirfadda gabadhaha saxafiyiinta, laguna xoojinayo awoodooda u qareemidda ee xuquuqda haweenka saxafiyiinta.

Xoghayaha Tababarrada iyo Waxbarashada Somali Journalists Syndicate – SJS Hanad Cali Guuleed ayaa sheegay in ay ku dadaali doonaan u qareemidda u xuuqada haweenka saxafiyiinta.

#SJS waxay u mahadcelinaysaa Dowladda Germany oo taageerta tababarada Somali Journalists Syndicate – SJS ee haweenka saxafiyiinta.

Like it? Share it!

Leave A Response