war deg deg ah:Masuuliyeen Ka Tirsan Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Xilka Qaadis Lagu Sameeyey

by admin | Tuesday, Mar 27, 2018 | 1067 views

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dowladaha hoose ee Maamulka hir-Shabeelle ayaa waxaa Maanta isku-shaandheyn lagu sameeyay Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Hiiaran. iyo xubno oo ka tirsan gobolka hiiraan.

Like it? Share it!

Leave A Response