War deg deg Taliyaha Nabad Sugida gobolka Hiiraan iyo kan degmada Beledweyne oo la magacaabay..{akhriso}

by admin | Friday, Apr 13, 2018 | 931 views

Maamulka Hirshabeelle ayaa xilka kanqaaday Taliyihii Nabad Sugida gobolka Hiiraan,waxaana la magacaabay taliye cusub.

Taliyaha Nabad Sugida maamulka Hirshabeelle oo ku sugan magaalada Beledweyne ayaa xilka ka qaaday taliyaha Nabad Sugida gobolka Hiiraan C/qaadir Maxamed Abuukar (Dhagaweeyne).

Taliyaha Nabad Sugida gobolka Hiiraan ayaa loo magacaabay Cabdi Maxamed Cali Aweys

Halka Taliyaha degmada Beledweyne loo magacaabay Colaad Cabdullaahi Cismaan

Sawirka Mohammed Khadar Abdulle.

Like it? Share it!

Leave A Response