Xildhibaano ka digay muddo kororsiga Laftagareen

by admin | Saturday, Dec 17, 2022 | 288 views

Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka federaalka ee laga soo doortay degaanada maamulka Koonfur Galbeed ayaa walaac ka muujiyay xaaladda siyaasadeed ee maamulkaas kana digay muddo kordhin loo sameeyo madaxwene Laftagareen.

War Wadajir ah oo ay soo saareen Xildhibaanada ayay ku sheegeen sida ay muhiim u tahay in aan wax muddo kordhin la sameyn.

Xildhibaannada ayaa ugu baaqay Laftagareen in uu qabto doorasho ku dhacda xilligii loogu tala galay.

Like it? Share it!

Leave A Response