Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Ayada oo weli uu socdo howgalka lagu soo afjarayo weerarka tooska ee ay Al-Shabaab ku qaadeen Hoteelka Villa Rosa oo ku yaalla agagaarka madaxtooyada ayaa waxaa isa soo taraya shaki iyo su’aallo badan oo hareeyey weerarkaas. Dad kala duwan oo ay ku jiraan siyaasiyiin ayaa ka falceliyey weerarkan oo ku billowday qaraxyo, kadibna uu xigay dagaal toos ah oo rag hubeysan...

Waxaa mararka qaar rasaas teel teel ah laga maqlayaa gudaha Hotelka Raysa ee Xeendaabka Madaxtooyada Soomaaliya, halkaas oo xalay fiidkii rag huebysan ay ku qaadeen weerar ku billaawday qarax. Hotelka oo ay deganaayeen Xubno katirsan golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka Soomaaliya ayaa badankood laga soo badbaadiyay, hayeeshee waxaa la sheegay inay gudaha Hotelka kujiraan...

Dhuumaal ayaa sheegay in Jubbaland ay ka go’an tahay sidii gacanta uga dhigi lahayd deegaannada ka maqan, abaabulka socda uu yahay mid ka dhan ah AS si looga qabsado magaalooyinka ay heysato. Gen. Yuusuf Dhuumaal ayaa tilmaamay in Wasiirka Gaashaandhigga XFS & Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la kulmay Madaxweynaha DG Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, Saraakiisha...

Ciidanka Booliska Soomaaliland ayaa gacanta ku dhigay Eedaysane ifsa Axmed Shariif,kaas oo ku Eedaysan in uu ku dilay Marxuum Aamiin Siciid Sidiiq 22 jir Magaalada Hargeysa Eedaysanahan oo ka soo jeeda qoomiyada Oromada ayaa ku eedaysan in uu ku dilay Marxuumka Feer jilib uu ku dhuftay, Dilkan ayaa ka dhacay Huteel Guuleed Ee Magaalada Hargeisa hortiisa, sida lagu sheegay...

Guddiga Qaramada Midoobay ee ka hortaga jirdilka ayaa soo saaray natiijada baaris ku saabsaneyd tacadiyada ka dhanka ah jinsiga ee ka dhaca dalal ay ku jirto Soomaaliya. Warbixin uu soo saaray guddigaan ayaa waxa uu ku sheegay in hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugida ee NISA, ciidanka Xooga dalka iyo kuwa kale oo ka tirsan dowladda & kuwa aan dowliga ahayn ay geystaan...

Waxaa sii xoogaysanaya xiisadda ka dhex aloosantay sanadihii ugu dambeeyay kooxo ka wada tirsan ururka Ikhwaanul Muslimiin oo ku kala sugan Istanbul iyo London, waxaana khilaafkoodu uu salka ku hayaa qaab dhismeedka hoggaanka Ururka. Wixii ka dambeyay markii ciidamada Masar ay la wareegeen awoodda Masar sanadkii 2013, dhibaatooyinkii lagala kulmay hoggaanka ururka ayaa...

Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa kadib howlgal ay xalay ka sameyeen meelo kamid ah Magaalada Muqdisho waxaa ay kusoo qabteen Rag hubeyan oo watay Mooto Bajaaj, kuwaas oo la sheegay inay dhac geysteen. War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Ciidanka Booliska ayaa waxaa lagu sheegay in ay ku howlgalleen cabasho uga timid dadka Shacabka, isla markaana raga hubeysan ee dhaca...

Wasiirka arrimaha dibbada Soomaaliya, Abshir Cumar Haruuse ayaa magaalada Dubai kula kulmay dhiggiisa wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga Imaaraadka, Sheikh Abdullah bin Zayed Al Nahyan. Kulankan oo ka dhacay magaalada Abu Dhabi, ayaa waxay kaga wadahadleen sidii kor loogu qaadi lahaa xidhiidhka ka dhexeeya dalalkooda. Waxa kaloo is weydaarsadeen fikrado...

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo safar ku tegay deegaanka Tardo ee koonfurta gobolka Hiiraan oo ka mid ah deegaanadii laga xoreeyey Al-Shabaab ayaa dowlad goboleedyada weydiiyey su’aal ah “War ma Shabaab-kaa iska iimaansateen.” Cali Jeyte ayaa sheegay in ilaahey uu ka rajeynayo in uusan dhiman inta uu nool yahay qof Shabaab ah, isagoo sheegay in degmada Matabaan ee...

Dowladda Ukraine ayaa sheegtay in qayb kamid ah awoodda tamarta ay la wareegtay si ay xal ugu hesho dhibaatooyinka kasoo gaaray duqeynta Ruushka uu ku beegsaday keydka & xarumihii tamarta ee Dalkaas. Saraakiil u hadashay Kyiv ayaa sheegtay in weli aanay la gaarin bartii yoolkoodu ahaa balse illaa xad xal muuqda laga sii faaiideysan karo si loo badbaadiyo boqolaalka...