Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Madaxweynihii hore ee HirShabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa shaaca ka qaaday in xoogag ka tirsan dowladda federaalka iyo kuwo dibedda ka jooga ay iska kaashanayaan fashilinta dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Waare ayaa tusaale usoo qaatay ka-bixitaanka ciidamada dowladda ee deegaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo ay dib u qabsadeen dagaal-yahanada kooxda Al-Shabaab,...

Dagaal u dhaxeeya laba maleeshiyo Beeleed ayaa markale dib uga bilaawday degaano hoostaga degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha Dhexe, waxana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dagaalka oo saaka waaberigii hore bilaawday ayaa ka dhacay tuulooyinka Geelgub & Kooni-jiir, waxaana dhinacyada oo isku heysta dhul kuyaalla degaanandaas ay isku adeegsanayeen...

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa haatan wajaheysa xaalad amni oo daran, kadib markii ay kooxda Al-Shabaab culeys xoogan soo saartay caasimada, iyada oo kaga jawaabeyso dagaallada uga furan gobollada dalka. 24-kii saac ee lasoo dhaafay ayaa waxaa xaafadaha magaalada Muqdisho lagu dilay illaa 5 ruux, kuwaas oo dhammaantood toogasho gaadmo ah lagu dilay. Baar-Ubax...

Wabiga Jubba ayaa fatahaad ka geystay Dhul beereed ku dhaw Degmada Jamaame ee Gobolka Jubada Hoose waxaana ka dhashay Khasaara soo gaaray abuurkii ku duugnaa dhulkaas oo ay sugayeen dadkii beertay. Mas’uuliyiin katirsan Wasaaradda Beeraha DG Jubbaland ayaa sheegay in ay wadaan dedaal lagu xakameynayo fatahaadda maadaama ka faaiideysiga biyaha badan ee Wabiga uu keenay...

Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ee Manta ah inay ku baxaan Saraakiil Ciidan iyo Odayaal dhaqan labadii maleeshiyo Beeleed ee dhawaan ku dagaalamay degaano hoostaga degmada Cadalle ee Gobolka Shabeellaha dhexe. Labada maleeshiyo Beeleed oo isku heysta dhul kuyaalla degaannada hoostaga degmada Cadalle ayaa iska dilay in ka badan 20 Ruux, iyada oo weli xiisadda u...

Khalalaasooyin Siyaasadeed iyo mid amni ayaa laga cabsi qabaa inay Maanta ka dhacaan degaannada Soomaaliland, xilli Maanta ay ku egtahay muddo xileedka Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Guud ahaan Magaalooyinka iyo degaannada Somaliland ayaa Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxaa ay dhoobtay Ciidamo farabadan, kuwaas oo gaadiidka noocyadiisa kala duwan...

Muddo ka badan laba maalin ayay Ciidamada dowladda iyo dadka degaanka ku sugnaayeen egaanka Wabxo ee Gobolka Galgaduud, halkaas oo ay kala wareegeen ururka Al-Shabaab, hayeeshee la sheegay inay xalay isaga soo baxeen. Gaashaanle Ismaaciil Cabdi Maalik oo kamid ah Saraakiisha Ciidamada dowladda ee howlgalka hoggaaminayay ayaa sheegay in sababta looga soo baxay edgaanka...

Dad rayid ah ayaa lagu dilay weerar dhanka cirka ah oo ka dhacay magaalada Mandi ee galbeedka Itoobiya, oo qiyaastii 500km dhanka galbeed ka xigta caasimadda Addis Ababa, sida ay ilo-wareedyo u sheegeen BBC-da. Dadka deegaanka ayaa sheegay in duqayntu ay maalintii Arbacada ww la soo dhaafay ka dhacday magaalada ay maamulayeen dagaal yahannada Oromada ee (OLA) maalmo un...

Taliye ku xigeenka qeybta Booliska gobolka Banaadir G/Sare Cali Dhuux Cabdi Mahad Alle ayaa maanta soo saaray digniino culus oo la xariira qaraxyo uu sheegay in kooxda Al-shabaab la damacsan tahay inay ka fuliso magaalooyin ka mid ah gobolka Hiiraan. Sarkaalkaan ayaa bartiisa gaarka ah ee Facebook soo dhigay qoraal uu ku sheegayo in Al-Shabaab ay qorsheysay qaraxyo waa...

Xeerilaaliyaha Qaranka ayaa amar in lasoo qabto Gudoomiye ku xigeenka Arrimaha bulshada deegaanka Garasbaaley. Waxaa lagu eedeeyay in handaad iyo hor istaag ku sameeyay Shaqadda maxkamaddaha dalka. Maxkamada Gobolka Banaadir Garyaqaan Saalax Cali Maxamuud ayaa amray in mudo 24-saacadood lagu soo qabto oo maxakamada la horgeeyo Guuleed Cabdi Xuseen oo ku magacaaban Gudoomiye...