Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ee Manta ah inay ku baxaan Saraakiil Ciidan iyo Odayaal dhaqan labadii maleeshiyo Beeleed ee dhawaan ku dagaalamay degaano hoostaga degmada Cadalle ee Gobolka Shabeellaha dhexe. Labada maleeshiyo Beeleed oo isku heysta dhul kuyaalla degaannada hoostaga degmada Cadalle ayaa iska dilay in ka badan 20 Ruux, iyada oo weli xiisadda u...

Khalalaasooyin Siyaasadeed iyo mid amni ayaa laga cabsi qabaa inay Maanta ka dhacaan degaannada Soomaaliland, xilli Maanta ay ku egtahay muddo xileedka Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Guud ahaan Magaalooyinka iyo degaannada Somaliland ayaa Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxaa ay dhoobtay Ciidamo farabadan, kuwaas oo gaadiidka noocyadiisa kala duwan...

Muddo ka badan laba maalin ayay Ciidamada dowladda iyo dadka degaanka ku sugnaayeen egaanka Wabxo ee Gobolka Galgaduud, halkaas oo ay kala wareegeen ururka Al-Shabaab, hayeeshee la sheegay inay xalay isaga soo baxeen. Gaashaanle Ismaaciil Cabdi Maalik oo kamid ah Saraakiisha Ciidamada dowladda ee howlgalka hoggaaminayay ayaa sheegay in sababta looga soo baxay edgaanka...

Dad rayid ah ayaa lagu dilay weerar dhanka cirka ah oo ka dhacay magaalada Mandi ee galbeedka Itoobiya, oo qiyaastii 500km dhanka galbeed ka xigta caasimadda Addis Ababa, sida ay ilo-wareedyo u sheegeen BBC-da. Dadka deegaanka ayaa sheegay in duqayntu ay maalintii Arbacada ww la soo dhaafay ka dhacday magaalada ay maamulayeen dagaal yahannada Oromada ee (OLA) maalmo un...

Taliye ku xigeenka qeybta Booliska gobolka Banaadir G/Sare Cali Dhuux Cabdi Mahad Alle ayaa maanta soo saaray digniino culus oo la xariira qaraxyo uu sheegay in kooxda Al-shabaab la damacsan tahay inay ka fuliso magaalooyin ka mid ah gobolka Hiiraan. Sarkaalkaan ayaa bartiisa gaarka ah ee Facebook soo dhigay qoraal uu ku sheegayo in Al-Shabaab ay qorsheysay qaraxyo waa...

Xeerilaaliyaha Qaranka ayaa amar in lasoo qabto Gudoomiye ku xigeenka Arrimaha bulshada deegaanka Garasbaaley. Waxaa lagu eedeeyay in handaad iyo hor istaag ku sameeyay Shaqadda maxkamaddaha dalka. Maxkamada Gobolka Banaadir Garyaqaan Saalax Cali Maxamuud ayaa amray in mudo 24-saacadood lagu soo qabto oo maxakamada la horgeeyo Guuleed Cabdi Xuseen oo ku magacaaban Gudoomiye...

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee caasimadda KGS ayaa sheegaya in halkaasi ay ka taagan xiisad u dhaxeysa maamulka iyo siyaasiyiin mucaarad ah. Magaalada Baydhabo ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxaa lagu xiray Siyaasiyiin dhowr ah iyo masuuliyiin horay xil uga soo qabtay Baydhabo. Shiine Macalin Nuur oo ka mid ah Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed...

Saraakiisha, Xildhibaannada & mas’uuliyiin kale ee hormuudka u ah howlgallada ka dhanka ah AS ee ka socda Deegaanka Wabxo ee Gobolka Galgaduud ayaa Shacabka ka barakacay Magaaladaas ugu baaqay in ay dib ugu soo laabtaan Magaalada. Gaashaanle Ismaaciil Cabdimaalik, taliyihii hore ee Ciidanka DANAB oo qayb ka ah Saraakiisha hoggaaminaysa Howlgalka ayaa Shacabka ugu...

Kooxo hubeysan ayaa saakay xaafada Sii Sii ee degmada Dayniile ku dilay Sarkaal ka tirsan ciidanka xoogga dalka. Jeneraal Cabdullahi Xusen Warsame ( Waran ) oo katirsanaa saraakiisha milatariga Soomaaliya. Sargaalkan ayaa la sheegay in ay dileen rag biskoolado ku hubeesan oo watay mooto Fekon ,kuwaa oo dilka kaddib goobta isaga baxsaday. Ciidanka Ammaanka dowladda Soomaaliya...

Ismaamulka Baringo oo kamid ah 47 Maamul Gobol ee Kenya ayaa digniin kasoo saaray xaafulinta lagu hayo Dhirta oo sababtay in Geeda badan la jaro si dhuxul loogu baddelo kaddibna lacago laga sameeyo. Waaxda qaabilsan ilaalinta deegaanka ayaa ku talisay in wax laga qabto kooxaha dhirka ku jara mashiinnada casriga ah ee dhulka dhigay geeda badan oo harsi & carro celin...